Maanta waxaan ku soo qaadanayna seyladaha xoolaha ee xeryaha DHadhaab ee dalka Kenya. Waxaa soo jeedinaya Axmed Cabdullaahi.
Qiimaha xoolaha ee Magaalada Baydhabo oo uu inoo soo diyaariyay Weriyaha Radio Ergo Aadan Xasan Cusmaan "Geeseey".
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seyladda Magaalada Baardheere. Waxaa soo jeedinaya Cabdifataax Maxamed Mukhtaar. .
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seyladda Waaciye. Waxaa soo jeedinaya Cabdiraxmaan Maxamed Xaaji.
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee seylada Dhahar ee gobolka Sanaag. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Saalax.
Halkan ka dhegeyso qiimaha xoolaha nool ee suuqa magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Khaliif oo...
Halkan ka dhegeyso qiimaha maanta ee xoolaha nool ee seylada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Waxaa soo-jeedinaya Faarax Dubbad oo...
Halkan ka dhageyso qiimaha xoolaha nool ay ka joogaan seylada degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Weriyeha Raadiye Ergo Maxamed Saalax...
Xubinta qiimaha xoolaha ee maanta waxaa ku eegaynaa iibka xoolaha ee suuqa degmada Qardho ee gobolka Bari. Weriyaha Raadiyo ergo...
Dhegeyso xubinta qiimaha xoolaha ee maanta oo aan ku eegeyno suuqa xoolaha ee Buuhoodle. Weriyaha Raadiyo Ergo Khadar Cawl Ismaaciil,...
IDAACADDA 07-FEB-2025 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo