Deegaan lagu magacaabo Garre-galaay oo 25 KM u jira tuulada Yurkud ee gobolka Gedo ayaa lagu soo warramayaa inay laba...
Beeralleyda ku nool tuulooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa ka cabanaya saamayn ay ku yeelatay roob yaraanta sanadkan ka dhacday...
Deegaanka Gerilley oo ka tirsan gobolka Gedo kuna taalla xadka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa laga soo sheegayaa inay ka jirto...
60 ka mid ah xoolo dhaqatadda gobolka Galgaduud ayaa loo tababaray sidii ay u daaweyn lahaayeen xoolaha markay ku dhacaan...
Hey’adda Masiibooyinka Qaranka ayaa ka digeysa abaar hor leh oo halis gelin karta nolosha kumanaan Soomaali ah oo ku nool...
Beeralley ay saameyn ku yeesheen roobab yaraanta oo kasoo hayaamay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool ayaa soo gaaraya xeryaha barakacayaasha...
In ka badan 400 oo qoys oo beeralley ah ayaa ka qaxay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool kadib abaar iyo...
Daawo yaraan ka jirta gobollada dalka qaarkood, iyo hay`adihii samafalka ee taakuleyn jiray isbitaalladaas oo meesha ka baxay sida hay`adda...
Dufcaddii ugu horreysay oo barata cilmiga xanaanada xoolaha ayaa ka qalin-jibiyey kuliyadda Barashada Cilmiga Xanaanada Xoolaha ee Jaamacadda Horseed. Saddex...
Kumanaan qoys oo ka tirsan xoola dhaqatada reer guuraaga gobolka Gedo ayaa bilaabay in ay u hayaamaan deegaano ka tirsan...
IDAACADDA 06-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo