Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Beeraley ay cunto-yari ku hayso deegaanno ku yaalla Koonfurta Baydhabo

Radio Ergo by Radio Ergo
May 30, 2018
in Cunto-Yaraanta, Masiibooyinka, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Fatahaadaha Soomaaliya

Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ilaa 70 qoys oo beeraley ku nool deegaanno Koonfurta Baydhabo ku yaalla ayaa wajahaya cuntoyaraan, kaddib markii roobab xooggan oo daadad dhaliyay ay toddobaadkii hore ka dumiyeen keydadkii raashinka ee dadkaas.

Beeraleyda deegaannadaas waxay dalagyada u soo go’a ku keydsadaan bakaaro, halkaas oo ay ka isticmaalaan raashinka ay cunayaan, iyo haddii ay u baahdaan in ay suuqa geeyaan. Bakaaraha ayaa ka sameysan Godad hoos u qodan sidoo kalena kor laga saarey Balka Badarka iyo Ciid. Sida uu warbxintaan ku faahfaahinayo weriyaha Ergo ee Baydhabo Muxyadiin Xasan.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2018/05/Warbixinta-Beraleyda-Khasaarey-.mp3
Previous Post

Dhegeyso Barnaamijka Dhaqtarka Raadiya

Next Post

Kumannaan arday oo waxbarashadoodi ay hakad ka gelisay fatahaaddii Beledweyne

Related Posts

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo

October 12, 2026
Qoysas ku biiray xeryaha Baydhabo oo cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol quus ah ku wajahaya xeryaha Caabudwaaq oo ay maciin bideen

October 7, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo iyo faquuq ka saaray suuqyada Dhadhaab

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Next Post
Kumannaan arday oo fatahaaddii Beledweyne hakad ka gelisay waxbarashadoodii

Kumannaan arday oo waxbarashadoodi ay hakad ka gelisay fatahaaddii Beledweyne

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-OCT-2026

IDAACADDA 12-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-OCT-2026
October 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-OCT-2026
October 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-OCT-2026
October 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-OCT-2026
October 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-OCT-2026
October 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo