Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Warsheekh: Haweenay kalluumaysato ah oo haweenka kalena u tababarta xirfadda jilaabashada

Radio Ergo by Radio Ergo
October 23, 2018
in Cunto-Yaraanta, WARBIXINNO MAQAL AH
0
Warsheekh: Haweenay kalluumaysato ah oo haweenka kalena u tababarta xirfadda jilaabashada

Qaali oo haweenka u tababarta kalluumaysiga/Sawir/Maryan/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Qaali Sahal Mire waa hooyo 45 jir ah, haysata 7 carruur ah. Waxay kalluumaysiga ku soo jirtay Qaali 30kii sano ee la soo dhaafay, iyadoo ku kalluumaysata doon.

Warsheekh waa deegaan dadka noloshoodu kalluumaysiga ku tiirsan tahay, kalluun badan ayaa laga helaa, waana dakhli fiican oo kalluumaysatu dhaqaale ka heli karaan, haween badan oo ilmo keligood haysta oo wax shaqo ah aan qaban ayaana magalada ku nool, hadday bartaanna ilmahooda ayey ku korsan karaan.

Waana sababaha keenay in Qaali ay ku fekerto inay haweenka xirfadaan u tababarto. Waxay u tababarista xirfadda kalluumaysiga ee haweenka bilowday sanadkii 2017, ilaa haddana waxa xirfadaan si wacan u bartay 10 haween ah oo ku kalluumaysta.
warka kalluumeysiga ee ergo oo cod ah

Previous Post

Marka: Heshiis laga gaaray colaad qabiil oo keentay in dadkii ku barakacay dib ugu noqdaan guryahoodii

Next Post

Warsheekh: Haweenay kalluumaysto ah oo haweenka kale barta xirfada jilaabashada

Related Posts

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo

October 12, 2026
Qoysas ku biiray xeryaha Baydhabo oo cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol quus ah ku wajahaya xeryaha Caabudwaaq oo ay maciin bideen

October 7, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo iyo faquuq ka saaray suuqyada Dhadhaab

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Next Post
Warsheekh: Haweenay kalluumaysto ah oo haweenka kale barta xirfada jilaabashada

Warsheekh: Haweenay kalluumaysto ah oo haweenka kale barta xirfada jilaabashada

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-OCT-2026

IDAACADDA 12-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-OCT-2026
October 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-OCT-2026
October 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-OCT-2026
October 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-OCT-2026
October 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-OCT-2026
October 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo