Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

Punland: In ka badan 60 kun oo qoys ayaa u baahan cunto iyo biyo

Radio Ergo by Radio Ergo
January 22, 2019
in Cunto-Yaraanta, Masiibooyinka, WARBIXINNO MAQAL AH
0
NABAAD-GUURKA PUNTLAND OO WAX LAGA QABANAYO

Deegaan abaaruhu saameeyeen/Sawir hore/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda maaraynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa raadiyo Ergo u sheegtay in deegaannada Puntland ay foodda geliyeen abaar kale oo si toos ah u saameysay. Ilaa 65 kun oo qoys ayaa u bahaan cunto iyo biyo, sida ay muujinayso qiimayntii ugu dambaysay abaarta ee ay bishaan Jannaayo ha’adda ku sameysay gobollada Puntland.

Cabdullahi Cabdiraxmaan Cayrow waa maareeyaha hay’addaas, wuxuu Raadiyo Ergo u sheegay in deegaanno ka mid ah Bari, xeebaha Nugaal iyo dhulka hawdka ah ee Sool ay dayrtii roob-sadeen loona hayaamay, balse inta kale deeganada Puntland aysan helin roob daaqsin leh.

Ilaa 30 hay’adood oo maxalli iyo caalami ah ayaa lacag iyo cunto siinayay reer miyiga ay abaartii sanadihii la soo dhaafay ay wax yeeshay ee inta badan gobolada Puntland. Gargaarkaas oo waxtar u ahaa xoolo-dhaqatada iyo dadka tuulooyinka ayaa ku ekaa bishii Disembar 2018 iyo Janaayo oo sanadkaan ah, sida ay Ergo u sheegtay hay’adda maaraynta masiibooyinka Puntland. Ma jiro qorshe loogu diyaar-garoobay xaaladda abaareed ee mar kale deegaanku fooda gelinayo.

Puntland waxay bishii Nofembar ee sanadkii hore codsi hordhac ah u dirtay daneeyeyaasha Soomaaliya, si isha loogu hayo gargaarna loogu talogalo dadka miyiga ee wajahaya abaarta, sida ay sheegtay HADMA.

Weriyaha Raadiyo Ergo ee magaalada Garoowe Cabdiraxmaan Xaaji ayaa maareeyaha hay’addaas Cabdullahi Cabdiraxmaan Cayrow arrintaan ka wareystay.

https://radioergo.org/wp-content/uploads/2019/01/WAREYSIGA-HADMA.mp3
Previous Post

IDAACADDA MAANTA TALAADO 22-JAN-2019

Next Post

Balcad: Beeraley sanad kaddib billaabay tacabka beerahooda

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
Next Post
Balcad: Beeraley sanad kaddib billaabay tacabka beerahooda

Balcad: Beeraley sanad kaddib billaabay tacabka beerahooda

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 04-OCT-2026

IDAACADDA 04-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 04-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-OCT-2026
October 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo