Dhoofkii xoolaha ee aadayey waddamada Khaliijka ayaa hadda hakad ku jira, kaddib markii ay dhammaatay bishii gudashada waajibaadka Xajka oo...
Kalluumaysatada yar yar ee ka jilaabta xeebaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay inay haystaan dhibaatooyin kala duwan, kuwaasoo ka hortaagan...
Beeralleeyda ay awooddooda dhaqaale hooseyso ee beerta dhul-beereedka ku yaalla daafaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa tan iyo...
Warbixin ay soo saartay waaxda haqab-beelka cunnada iyo nafaqada ee hayàdda cunnada iyo beeraha u qaabilsan QM FAO, ayay ku...
Kumannaan beeralleyda yar yar ah ayaa ku nool deegaanno badan oo ka tirsan degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaasoo...
Qodashada dalagyada kala duwan ee beeraha waa mid kamid ah waxyaabaha lafdhabarka u ah wax soo saarka iyo horumarka dadka...
Toddobaadyadii ugu dambeeyay magaalada Kismaayo iyo deegaanno hoos yimaado waxaa si aad ah uga jiray ugaarsiga lagu hayo xayawaanka Waraabaha...
Qaar kamid ah barakacayaasha ku nool magaalada Baydhabo ayaa walaac kamuujinaya dhibaatooyin dhinaca nolosha laxiriira iyadoo kaamamka laga dareemayo saameynta...
Kalluumaysatada ka jillaabata xeebaha koonfureed ee Soomaaliya ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan siday sheegeen maraakiibta shisheeye ee ku...
Maamulka deegaanka Karin ee gobolka Bari ayaa ka warbixiyay dab qabsaday dhul beereed baaxad leh oo ku yaalla degaankaasi, isagoo...
IDAACADDA 24-MAR-2025 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo