Cunto-Yaraanta

Cunto-Yaraanta

Dad ku go’doonsan degmada Balcad oo cunno yaraan iyo caafimaad darro haysato

Saddex kun afartan iyo kow qoys ayay xaalad adag oo dhanka nolosha ah ku haysataa […]

Hargeysa: Carruur nafaqa darro ugu geeriyooday Balimataan

Saddex carruur ah oo da’doodu u dhaxeyso laba ilaa saddex sano jir ayaa nafaqo darro […]

Laascaanood: Qiimaha quutal daruuriga oo aad kor ugu kacay

Qiimaha lagu kala gato raashinka qutul daruuriga ah ayaa kor u kacay bishan August gudaheeda […]

Qiimaha raashinka daruuriga ah ayaa qiimahiisa aad kor ugu kacay

Qiimaha raashinka quutal daruuriga ah ayaa kor u kacay tanoo loo sababaynayo qiimaha shillinka Soomaaliga […]

Hay’adaha gargaarka oo sheegay inaysan sanadkaan helin dhaqaalihii ay ka sugayeen deeq-bixiyeyaasha

Hay’adaha gargaarka dunida ayaa qaylo dhaan ka soo saaray dhaqaalaha gurmadka bani’aadanimo loo helay sanadkaan […]

Dad ka barakacay tuulooyin hoos-taga Xarar-dheere oo hoy la’aan ay ku haysato Camaara

(ERGO) – Xaawo Cismaan Cabdi waxaa iyada iyo sagaal carruur ah oo agoon ah oo […]

Mudug: Dad ka barakacay colaad ka jirta deegaanno hoostaga Harar-dheere

480 qoys oo ka cararay dagaal kowdii bishan ka bilowday deegaanka Caad ee gobolka Mudug ayaa barakac […]

Abaaraha oo beddelay noloshii xoolo dhaqatada Soomaalida

(ERGO) –Xoolo dhaqato badan oo Soomaaliyeed, ayaa ka wareegay  noloshii miyiga ee ay ku tiirsanaan […]

Ceelbarde: Sare-u-kac ku yimid qiimaha lagu iibiyo maciishadda oo saameeyay nolosha dadka danyarta ah

(ERGO) – Xaliimo Xassan Maxmuud oo haysata Lix caruur ah, waxay ka mid tahay dadkii […]

Mudug: Barakacayaal guryo la’aan ku hayso deegaanka Garow-waalle

Axmed Cali Maxamad oo ah aabbaha qoys siddeed qof ah, muddo bil iyo toban maalin […]

Sanado

Bilo