Cunto-Yaraanta

Cunto-Yaraanta

Kalluumeysato shaqo la’aan ay dhigeen maraakiib shisheeye oo jooga xeebaha Mudug

Kalluumeysatada deegaan xeebeedyo ka tirsan gobolka Mudug ayaan shaqeysanin muddo saddex bilood iyo dheeraad ah. […]

Beeraley ay cunto-yari ku hayso deegaanno ku yaalla Koonfurta Baydhabo

Ilaa 70 qoys oo beeraley ku nool deegaanno Koonfurta Baydhabo ku yaalla ayaa wajahaya cuntoyaraan, […]

Sadaasha roobabka

Halkaan ka dhegeyso todobada maalmood ee soo socota roobabka laga filayo inay ka da’i donaan […]

Dadka farsama yaqaanada biraha tuma oo sheegay in abaaraha ay shaqo la’aan dhigeen

950 nin oo ka xoogsada biraha tumista  ayaa shaqo la’aani ku dhacday lixdii bilood ee  […]

Kalluumaysatadii webiga Shabeelle oo shaqo la’aan noqday

Tan iyo markii webiga Shabeelle qalalay waxaa shaqo la’aani ku dhacday boqolaal qof oo ka […]

Caabudwaaq: Dad kasoo laabtay dagaallada dalka Yaman oo ka cabanaya cunno la,aan iyo caafimaad darro.

Dadkan oo muddo sanad ka badan ku sugan magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaaduud ayaan helin […]

Cunno yari ka jirta deegaanno ka tirsan Somaliland

Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay in sahay gargaar suuqyada lagu iibiyo

Wasaaradda caafimaadka ee Somaaliya ayaa amar ku siisay laamaha amaanka inay daba gal ku sameeyaan […]

Puntland: Caqabado ganacsatada ka haysta dhoofinta kalluunka

Kalluumeysatada deegaannada Puntland ayaa ka cabanaya caqabado haysta wax-soo-saarkooda inay dibadda u iib-geeyaan. Waxaa ka […]

Qiimaha cunooyinka gudaha ka soo baxa oo kor u kacay

Waxaa sare u kacay qiimaha dalagyada ka soo go’a  beeraha dalka bilihii la soo dhaafay. […]

Sanado

Bilo