Howl-wadeenno caafimaad oo ku sugan degmada xuduudda ku taal ee Beled-xaawo ee gobolka Gedo ayaa ka digaya in cudurrada shubanka...
Dad ka badan 50 qof ayaa la xanuunsanaya cudurro aan la aqoonsan oo ka dhashay xeebaha gobolka Bari ee maamul...
Isbitaalka Dayniile oo ka mid ah xarumaha caafimaad ugu weyn, uguna mashquulka badan magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo food-saartay daawo...
Labo aan dhalay oo ah curad iyo curad xige ah oo la kala yiraado Axmed oo 15jir ah iyo Aaden oo...
Waxaan wareysi la yeelannay Xaliima-nasra Maxamed oo ka tirsan qeybta nafaqeynta ee barnaamijka cuntada adduunka u qaabilsan QM ee WFP,...
Qaybata hooyada iyo dhallaanka ee isbitaalka magaalada laascaanood ayaa waxaa soo waajahday takhtar la`aan taasoo saamayn uu ku yeeshay haweenkii...
Hay`adda Muslim AID UK ayaa la wareegtay isbitalka qaaxada ee degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, kadib ka bixintaankii MSF, isbitaalka...
Baahi dhanka caafimaadka ah ayaa ka jirta deegaanka Godonlabe ee gobolka Galgaduud, kadib markii uu gubtay isbitaalkii deegaankaas. Isbitaalkii Godoinlabe...
OLYMPUS DIGITAL CAMERA Qaxootiga ku dhaqan xeryaha Dhadhaab ee Waqooyi bari Kenya ayaa soo fahmaya faa`iidada ay leeyihiin xarumaha caafimaadka...
Hay’adda caafimaadka adduunka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WHO ayaa sheegtay in carruur Soomaaliyeed oo ka badan sagaashan kun ay...
IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo