Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Cudurro aan la aqoonsan oo ka dillaacay xeebaha gobolka bari

Radio Ergo by Radio Ergo
November 25, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDad ka badan 50 qof ayaa la xanuunsanaya cudurro aan la aqoonsan oo ka dhashay xeebaha gobolka Bari ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, oo ka mid ah deegaannada ay saameynta weyn ku yeesheen daadadkii gobolkaas ku dhuftay.

Cudurrada oo ka dillaacay deegaanka saddex maalin ka hor ayaa wel-wel ku beeray dadka deegaanka oo  ku howlan sidii loo aqoonsan lahaa noocyada cudurrada iyo daawooyinkooda.

Cali Mire Xuseen oo guddoomiye ka ah deegaannada xeebaha Bari ee Puntland ayaa sheegay in dadka ugu badan ee cudurku uu ku dhacay in ay ku nool yihiin tuulo-xeebeedka Tooxin. Dadkaas ayaa isugu jira carruur iyo dad waaweyn labadaba.

Isagoo sharxaya astaamaha cudurrada Cali wuxuu sheegay in mid ka mid ah cudurrada uu bukaannada ku ridayo cuncun iyo is-xoqid kadibna bahallo ay kasoo baxayaan jirka bukaanka. Cudurrada kalena wuxuu wataa madax xanuun iyo sankadhiig.

Ilaa iyo hadda lama soo sheegin dad u dhintay cudurka, laakiin dadka deegaanka waxa ay muujinayaan macquul ahaanshaha in dad badan dhintaan maadaama aysan jirin wax dawo ah oo bukaanada la siiyay. Tuulo-xeebeedka Tooxin ma leh wax xarumo caafimaad ah. Si kastaba, howl-wadeenno caafimaad oo ka socda hay’adda bisha cas oo isku dayaya in ay aqoonsadaan cudurrada ayaa hadda ku sugan tuulada.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la yiraa Cali Muuse Sagaar ayaa raadiyo Ergo u sheegay in maraakiib shisheeye horey tuulada ugu aaseen sun iyo haraadiga warshadaha dalalka horumar oo ay qeyb ka noqon karto haraadiga Nukliyeerka. Wuxuu Cali sheegay in marwalba oo uu roob xooggan ka da’o deegaanka wasaqdaas dibadda u soo baxdo kadibna ay sabab u noqoto cudurro aan la aqoonsan oo deegaanka ka dhasha, kuna faafa.

Khadra/MR/MRS

Previous Post

WARAR KU SAABSAN QIIMAHA XOOLAHA SUUQYADA QAAR

Next Post

MAXAABIIS LAGA WEWELSAN YAHAY INEY XABSIGA UGU DHINTAAN MACLUUL.

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

MAXAABIIS LAGA WEWELSAN YAHAY INEY XABSIGA UGU DHINTAAN MACLUUL.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo