Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARAR KU SAABSAN QIIMAHA XOOLAHA SUUQYADA QAAR

Radio Ergo by Radio Ergo
November 22, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Saylada Kismaayo/Sawir/Khadar/Ergo

Qiimo Koror xooggan ayaa laga dareemayaa suuqyada lagu kala iibsado xoolaha nool ee magaalada Kismaayo, waxaana arrintaan ay dadku u aaneynayaan xoolihii laga keeni jirey deegaanada miyiga ah ee nawaaxiga magaalada Kismaayo oo yaraaday kadib markii dadka xoola dhaqatada ah ay heleen roobab ku filan oo ay sababay in dadka reer guraaga ah ay u doogsadaan deegaanada ay roobabku ku badanyihiin.

Sida ay Radio ERGO u sheegay Saciid Maxamed Ibraahim oo ah guddoomiyaha suuqa xoolaha ee magaalada Kismaayo “hadda roob ayaa da’ay suuqyada si wacan looma keenin, waa iska cidla hadda, deeganadu waa rooban yihiin, noloshuna waa soo hagaagaysaa, waxaana hadda is taagay lo’adii suuqa la keeni jiray,

Geela muunada 1aad =  $1300
Adhiga muunada 1aad = $65

Dhinaca sayladda Burco ayaa iyana aysan jirin hadda dhaqdhaqaaq ganacsi oo dhinaca xoolaha ah intii ka dambaysay iidii Adxadda, shirkadda Deero groupkeliya ayaana saaka wax ka iibisanaya sayladda, Axmed Jamaac Dhunkaal oo ka tirsan suuqlayda xoolaha ayaa sheegay in Deero group ay wanan waaweyn gadanayaan oo ay u dhoofinayaan dhinaca Baxrayn, aysanse jirin xoolo aadaya Sucuudiga.

Adhigaa muunada 1aad ayaana manta ay siinayeen $80

Dhunkaal ayaa sheegay in isgaarsiintu ay xoolo dhaqatada caawisay ayna iska xaqiijiyaan hadba sayladu siday tahay, oo markaan dhaqdhaqaaq jirin aysan imaanay wax xoolo ahi, taasaana keentay in xoolihii saylada Burco imanayey yaraadaan.

Bisha Diseembar ayaana la filaa inay shirkadaha xooluhu bilaabaan dhoofintii xoolaha aadayey Sucuudi Caraybiya.

Sidiq/Kadar/MH

Previous Post

DUUFAANNADII PUNTLAND OO SAAMEYN KU YEESHAY KALLUUMEYSATADA

Next Post

Cudurro aan la aqoonsan oo ka dillaacay xeebaha gobolka bari

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Cudurro aan la aqoonsan oo ka dillaacay xeebaha gobolka bari

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo