Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

DUUFAANNADII PUNTLAND OO SAAMEYN KU YEESHAY KALLUUMEYSATADA

Radio Ergo by Radio Ergo
November 20, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Kalluumeysato ka jilaabanaya xeebta Boosaaso/Keydka sawir/Maxamed Xasan

Kalluumeysatada ku nool gobollada Gardafuu, Karkaar, Nugaal  iyo Bari ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegaya inay soo food saartay shaqo la`aan, kadib markii agabkii ay ku kalluumeysan jireen ay burburiyeen duufaannadii dhowaan ku dhuftay gobolladaas.

Guddoomiyaha iskaashatada kalluumeysatada Gardafuu Jaamac Yuusuf ayaa sheegay inay burbureen ku dhowaad 280 agab kalluumeysi, oo ay ku kalluumeysan jireen, “Roobabka iyo duufaannadu saameyn weyn bay nagu yeesheen, waxaana naga burburay saxiimado, shabaago iyo doonyo, mana heysanno qalab kale, taas waxay nagu kalliftay inaan gurayheenna iska joogno oo aan shaqo aadin.” Ayuu yiri Jaamac.

Cabdkariin Maxamed oo ka mid ah kalluumeysatada gabkoodii waayay kuna sugan degmada Eyl ee gobolka Nugaal ayaa sheegay, “Qalabkaasn ku daban jirnay aargoosatada iyo kalluunka ayaa roobab iyo dabeylo shan saac na hayay ay ay badda ku dareen, matoorro aan ka bixinnay 4000 oo doollarka Mareykanka ah ayaa ku burburay. Haddaan nahay dadka degmada Eyl waxaan ku tiirsannahay kalluunka, waxaan kalluunka u dhoofin jirnay dalka Imaaraatka Carabta, halka aargoosatadana aan dalka Yemen u dhoofin jirnay.” Ayuu yiri Cabdikariim.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda kalluumeysiga iyp kheyraadka badda Puntland Muuse Geelle Yuusuf ayaa sheegay inay wadaan tirakoob ku aaddan khasaaraha gaaray kalluumeysatada, si ay qiimeyn ugu sameeyaan, si aysan dadkaasi ugu kicin falal dembiyeedyo ay ka mid tahay burcad badeednimada, maaddaama ay shaqo la`aan soo istaageen.

“Guddiga musiibooyinka ee ay dowladdu magacowday ayaan u gudbineynaa warbixintaan soo saarno, iyo hay`adaha mar walba ka caawin jiray kalluumeysatada qalabka kalluumeysiga si wax loogu qabto.” Ayuu yiri wasiir ku xigeenka.

Rudi Van Aaken, oo ah ku simaha madaxa hay`adda QM u qaabilsna cfunnada iyo beeraha FAO Soomaaliya ayaa sheegay in hay`addoodu ay  taageeri doonto dadka waxyeelladu ay kasoo gaartay duufaannadaasi, gaar ahaanna kuwa ku waayay xoolahoodii iyo qalabkooda kalluumeysi, maaddaama ay ku tiirsan tahay nolosha dadka ku nool deegaannada la saameeyay.

Xaliima-sacdiya Cabdullaahi Cali/FM

Previous Post

HAWEEN KA SHAQEEEYA KAAWADA DHISMAHA OO KU MAARREEYA NOLOSHA CARRUURTOODA

Next Post

WARAR KU SAABSAN QIIMAHA XOOLAHA SUUQYADA QAAR

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

WARAR KU SAABSAN QIIMAHA XOOLAHA SUUQYADA QAAR

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo