Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

MAXAABIIS LAGA WEWELSAN YAHAY INEY XABSIGA UGU DHINTAAN MACLUUL.

Radio Ergo by Radio Ergo
November 25, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir kaydka/Cabdulqaadir/Ergo

Boqolaal maxaabiis ah oo ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Baydhabo ayaa cunto yaraan heystaa. Taliyaha xabsiga Gaashaanle Yusuf Macalin Cabdi ayaa sheegay in maxaabiis ka badan shan boqol oo qof ay qarka u saaran yihiin macluul iyo cudurrada ka dhasha cunto la’aanta.

“Maxaabiistu ma aysan helin wax cunto ah 48dii saac ee la soo dhaafay sababtoo ah ma heyno wax aan u karinno,” ayuu  yiri Gaashaanle Yusuf oo gudaha xabsiga kula hadlay weriye Ergo ka tirsan.  Wuxuu intaa ku daray suurtagalnimada in maxaabiista qaarkood u dhintaan baahi.

Xabsiga oo ay ku xiran yihiin rag ka tirsan Shabaab ayaa cunto yarida ay heystay ilaa horraantii sanadkan.  Taliyaha xabsiga wuxuu sheegay in maamulkii hore ee gobolka ay xabsiga ka caawin jireen dhanka cuntada iyo adeegyada kale ee muhiimka nolosha maxaabiista, laakiin xabsigu ma helin kaalmada maamulka gobolka wixii ka dambeeyay markii maamul cusub uu talada gobolka la wareegay bishii Febraayo.

Gaashaanle Yuusuf wuxuu sheegay in xitaa askartii dowladda ee ilaalin jirtay xabsiga ay isaga kala tageen sababtoo ah ma aysan helin wax mushaar amaba cunto ah. “Shan iyo toban askari ayaa xabsiga ilaalin jiray, dhamaantood hadda way tageen,” ayuu yiri Taliyaha xabsiga.

Weriye Ergo ka tirsan oo xabsiga booqday wuxuu arkay hal askari oo keli ah oo albaabka weyn ee xabsiga fura ama xira marka dadku ay soo galayaan iyo marka ay baxayaan.

Xabsiga Dhexe ee Baydhabo oo dib loo howl-geliyay sanadkii hore 20 qof oo lagu xukumay in ay kooxda Shabaab ka tirsanaayeen ayaa bishii Diseember ka baxsaday, wuxuuna taliyaha xabsiga hadda ka digayaa in xabsiga la soo weeraro oo maxabiista la siidaayo amaba in maxaabiista naftoodu xabsiga jabiyaan.

Muxyadiin/MR/MRSA

Previous Post

Cudurro aan la aqoonsan oo ka dillaacay xeebaha gobolka bari

Next Post

Shuban iyo duumo laga cabsi qabo in ay ka dilaacaan beledxaawo

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Shuban iyo duumo laga cabsi qabo in ay ka dilaacaan beledxaawo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo