Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Wareysi: aabbe labadiisa wiil uu curyaamiyay cudurka dabeysha

Radio Ergo by Radio Ergo
November 11, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankLabo aan dhalay oo ah curad iyo curad xige ah oo la kala yiraado Axmed oo 15jir ah iyo Aaden oo 12 jir ah ayaa iga jirraday muddo labo bilood la`eg anngoo ku nool tuulada Taarako oo 50km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Baradheere, oo iska ah dad reer miyi ah oo iska xoolo dhaqato ah. Wax caafimaad ah uma aynan helin. Cuuryaannimo ayaan kaga cabsanayaa, haddana way u muuqdaan. Dhibkaas baa jira. Hadda waxaa keenay magaaladan Baardheere, way iska dhex yaallaan, wax caafimaad ahna kama aysan helin. Waxaa sidaa yiri Hilowle Ismaaciil Faarax oo ah aabbaha dhalay labo wiil oo ay curyaamisay cudurka dabeysha.

Ergo: Dhakhaatiirta maxay ku sheegeen cudurka haya ilmahan?

Hilowle: Adigu dabeyl iyo waxyaabo saas ah in ay ku dhufatay bay dhakhaatiirtu sheegeen. In ay sheegeen ma ahane, hadda wax waxqabad ah ma aysan helin. Wax daawo ahna ma lahan ayay yiraahdeen.

Ergo: Qaabka xanuunku ku bilowday sharraxaad iga sii?

Hilowle: Raggu waa ay qandhadeen oo halmar baa lagu soo wada booday.  Qandhada kadib, kaadida baa ku dhagtay. Kadibna xubnaha oo dhan baa suuxay. Afka inay ka dhaq-dhaqaaqaan ma ahane, xubin kale oo nuuxsata ma leh. Dhakhaatiirta waxay yiraahdeen calaamadaha noocaas ah waxaa leh dabeyl. Cudurka dabeyshana sidaas bay dadka yeelaan baa la igu yiri.

Ergo:   Hadda, dabeylna wax igu cusub ma ahan oo horay waan u arkay waana u maqlay dad cuuryaamiin ah oo dabeyl baa sidaa ka dhigtay baa la leeyahay. Cudurkaas baan hadda uga cabsanayaa.

Ergo:  Carruurtaada horey ma loo tallaalay?

Hilowle: Maya, weligood lama tallaalin.

Ergo: Hadda waxaa ii muuqda labada wiil oo sariiro isku dheggan ku jiifa, ma dad socon kara baa?

Hilowle: Socod warkiis ma jiro. Xubin dhaqaaqiisa ma leh. Xitaa gacan ma nuuxin karaan. Lugahoodu waa meyd oo kale. Afka oo keli ah bay dhaqaaji karaan.

Axmed Cumar Saalixi/MR/FM

Previous Post

Wareysi: quudinta habboon ee dhallaanka iyo carruurta yaryar

Next Post

QIIMAHA CUNTADA OO SARE UGA KACAY BALADWEYN

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QIIMAHA CUNTADA OO SARE UGA KACAY BALADWEYN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo