Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

XARUNTA QAAXADA BURTINLE OO HAY`AD CUSUB AY LA WAREEGTAY

admin by admin
September 20, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHay`adda Muslim AID UK ayaa la wareegtay isbitalka qaaxada ee degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, kadib ka bixintaankii MSF, isbitaalka ayaa toddobaadyadii tegey waxaa la soo dersay caqabado badan sida daawada goo gabaabsi noqotay iyo dad badan oo waayey adeegyadii dheeraadka u ahaa daawada TB-da.

“Kadib ka bixitaankii MSF ee dalka, xaruntan waxaa istaagay adeegyadii ay u heysay bukaannada TBda qaba, waxaan sameynay qeylo dhaan badan, waxaana hadda markaan qeylo dhaan sameynay la wareegay hay`addan Muslim Aid UK.” Sidaa waxaa yiri agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Puntland Dr. Cabdirisaaq Xirsi Xasan oo ka hadlayay xafladda la wareegidda Muslim Aid UK ee xarunta qaaxada Burtinle.

Dr. Cabdirisaaq ayaa dhanka kale sheegay in Puntalnd ay ka mid tahay meelaha dadka deggan ay xanuunka qarsadaan, taasoo khatar ku ah nolosha dad badan oo xanuunka qaaxada qaba, wuxuuna ugu baaqay bukaannada qarsanaya inay tagaan xarunta oo ay is baaraan si looga daweeyo cudurka. “TBdu waa cudur, cudurkana daawo ayuu leeyahay, ma aha in la ceebeysto oo la qarsado, wuxuu dhibaato ku yahay noloshaada.” Ayuu yiri agaasimaha.

Muslim Aid UK ayaa ballan qaadday inay kordhineyso adeegyada xarunta, “Xarunta waxaan kusoo kordhin doonnaa nafaqeyn loo sameynayo dadka qaba qaaxada, waxaan sidoo kale kordhin doonnaa shaqaalaha ka shaqeeya xarunta, iyo talo siin bukaannada ah.” Sidaa waxaa sheegay madaxa hay`adda qeybta Puntland Cabdiraxmaan Xasan Maxamed.

Xarunta ayaa waxaa hadda ku jira 30 qof oo daawada si joogto ah u qaata, iyadoo ilaa sanadkan ay soo booqdeen 86 qof oo xnauunka laga baaray, waxaana looga yimaadaa deegaanno fogfog sida xeebaha Mudug iyo Nugaal ilaa dhulka Soomaalida Itoobiya, sida uu Ergo u sheegay maamulaha xaruntan Cabdirisaaq Faarax Cali.

Cabdiraxmaan Xaaji/FM

Previous Post

BAAHIYO CAAFIMAAD OO KA JIRA DEEGAANKA GODINLABE EE GOBOLKA GALGADUUD

Next Post

XAQUUQ LA’ANTA HAWEENKA DHIBAATOOYINKA LOO GEYSTO

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

XAQUUQ LA'ANTA HAWEENKA DHIBAATOOYINKA LOO GEYSTO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo