Guddoomiyaha gobolka shabeellaha Hoose ee maamulka DFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidi, oo la hadlayay idaacadda Ergo ayaa sheegay in xaalad...
Hay`adda u doodda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch, ayaa ugu baaqday madxaweynaha cusub ee Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud,...
Kaamamka barakacayaasha ee la isku yiraahdo Bariga Boosaaso oo ka kooban 10-kaam, waxaa ku nool dad lagu qiyaaso 40,000 oo...
Ugu yaraan lix ruux oo rayid ah ayaa lagu dilay degaanka lagu magacaabo Janaay cabdalla oo qiyaastii illaa 50km u...
Inta la xaqiijiyay illaa dhawr iyo toban ruux oo saddex ka mid ah aya ahaayeen saxafiyiin ka hawl gali jiray...
Inta la xaqiijiyay illaa afar ruux ayaa ku geeriyootay ku dhowaad labaatan kalana way ku dhaawacmeen, kadib markii qeybo ka...
Ka dib dagaalladii xoogganaa ee dhowaan ka dhacay meelo u dhow Kismaayo iyo barokaca dadka rayidka ah ay ka barokacayaan...
Xaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagan tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo...
Maamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaalad bani`aadannimo oo liidata ay ka taagan tahay degmada Marka...
Sanduuqa badbaadada carruurta qaramada midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in dhimashada carruurta ka yar shanta sano ay hoos u dhacday...
IDAACADDA 26-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo