Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Maamulka degmada marka oo codsaday gurmad bani`aadannimo

Radio Ergo by Radio Ergo
September 14, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Maamulka degmada marka oo codsaday gurmad bani`aadannimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaalad bani`aadannimo oo liidata ay ka taagan tahay degmada Marka iyo tuulooyinka ku hareeraysan, tanoo ay sabab uga dhigeen  markii dadka ay dhaafeen dhammaan ilihii nolosha ee ay haysteen.

Guddoomiyaha degmada Marka, Axmed Cabdi Macallin Cukaash, ayaa Raadiyo Ergo u sheegay “Gurmad aad u badan oo degdeg ah ayey dadku u baahan yihiin in lala soo gaaro, dadka muuqaalkiisa ayaad ka garan kartaa dhibaatada haysata. Deegaannada Ceel Jaalle, Shalanbood, Buufow, Ceel wareegoo iyo illaa nambar Konton mid mid dhaantaa kuma jirto, dadku waxay ahaayeen beeralley, xoololley iyo kalluumaysato, beerihii way baaqdeen, xoolihiina abaarhihii ayey ku dhaafeen, sidoo kale waqtigaanna kalluunku wuu yar yahay, maaddaama lagu jiro xilliga xagaaga,”

Guddoomiyaha ayaa sidookale sheegay inay ka maamul ahaan keliya arrimaha ammaanka ay la daalaa dhacayaan, aysanna awood u lahayn inay dadkaan u gargaaraan.

Dhanka dadka ku dhaqan deegaanka lambar konton ayaa dhibaatooyinka nololeed ee haysta waxaa ugu sii daran biyo  la`aan ka jirta deegaannadaasi, kadib markii ay fariisteen laba ceel biyood oo ku yaalla deegaankaas.

Maxamed Yuusuf, oo ka mid ah dadka reer lambar konton oo aan qadka telefonka kula xiriirnay ayaa isagoo ka warbixinaya dhibaatooyinka biyo la`aan  ee ka taagan deegaannadaasi iyo meelaha aay dadkaasi biyaha uraadsadaan wuxuu yiri “Walaal deegaanka lambar konton biyo la`aan xooggan ayaa ka jirta oo waxaa hallaabay labo ceel oo muhiim u ahaa dadka deegaanka, hal ceel oo kaliya ayaa xilligan shaqeeya kaasina ma dabooli karo baahida dhinaca biyaha, dadka waxaa ay biyo uraadsadaan deegaannada Saliini iyo Muuri oo illaa siddeed kiilo mitir iyo  lix kiilo mitir u jirta deegaanka. Waxaana dadku ay biyaha ku soo dhaansadaan gaari dameeri iyo waliba haweenka madaxa ku soo aroora,runtii arrintaasi waa mid ku adag dadka deegaanka, fuustadii biyo ah waxaa lagu kala iibsadaa illaa lixdan kun oo Shilin Soomaali ah”.

Duruufaha qallafsan ee dadkaas haysta ayaa sidoo kale waxaa sii nugleeyey dagaallada bilihii la soo dhaafay ka jiray deegaankaas oo ay ka dhacaan iska hor imaadyo, iyadoo muddo sanadooyin ahna abaaro ay ku dhufteen ayaa haddana waxaa ku yaraa joogitaanka hay`adaha gargaarka.

MH/AD/FM

Previous Post

UNICEF: Dhimashada carruurta ka yar shanta sano hoos ayey u dhacday 20kii sano ee la soo dhaafay

Next Post

FARRIIN KU SOCOTA DADKA SOOMAALIYEED OO KU AADDAN MUNAASABADDA CIIDUL-FITRIGA

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
FARRIIN KU SOCOTA DADKA SOOMAALIYEED OO KU AADDAN MUNAASABADDA CIIDUL-FITRIGA

FARRIIN KU SOCOTA DADKA SOOMAALIYEED OO KU AADDAN MUNAASABADDA CIIDUL-FITRIGA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-JUN-2026

IDAACADDA 23-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo