Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

UNICEF: Dhimashada carruurta ka yar shanta sano hoos ayey u dhacday 20kii sano ee la soo dhaafay

Radio Ergo by Radio Ergo
September 13, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
UNICEF: Dhimashada carruurta ka yar shanta sano hoos ayey u dhacday 20kii sano ee la soo dhaafay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSanduuqa badbaadada carruurta qaramada midoobay ee UNICEF ayaa sheegtay in dhimashada carruurta ka yar shanta sano ay hoos u dhacday 20-kii sano ee la soo dhaafay, 14 kun oo carruur ah wax ka yar ayaa maalintii u dhimata cudurrada dabaysha, jadeecada iyo duumada.

inkastoo malaayiin carruur ah noloshooda la badbaadiyey, ayaa haddana 19 carruur ah oo ka yar shanta sano ay maalintii u dhintaan cudurro laga hortegi karo. UNICEF ayaa ku macnaysay hoos u dhacaan ku timid dhimashada carruurta dadaallo badan oo wax looga qabtay cudurrada
dilaaga ah iyo waddamada saboolka ah oo xoogaa la hagaajiyey daryeelkooda.

UNICEF ayaa sidoo kale warbixintaan ku sheegtay inay awooddooda isugu geynayaan sidii ay ula tacaali lahaayeen wax ka qabashahda cudurradaan laga hortegi karo ee dila carruurta, warbixinta ayaa sidoo kale tilmaantay in waddamada saxaaraha ka hooseeya ee Afrika 5-tii cunugba mid dhinto intuusan gaarin shan sano jir.

Warbixinta ayaa diiradda saareysa dadaalka caalamku ugu jiro dhammeynta dhimashada carruurta ee cudurrada laga hortagi karo. Bishii June sanadkan, shir looga hadlayay badbaada carruurta ayaa lagu boorriyay dowladaha iyo la howlgalayaasha inay saxiixaan ballan qaad ah in tallaabooyin wax ku ool ah loo qaado dhanka badbaadada carruurta.

Illaa iyo hadda, 104 dowladood- in ka badan kala bar waddamada dunida – ayaa saxiixay codsigaasi, iyo sidoo kale 174 ururrada bulshada ah iyo  in ka badan 250 hoggaamiyeyaasha diinta ah.

Agaasimaha joogtada ah ee UNICEF, Anthony Lake, ayaa sheegay in hoos u dhaca ku yimid dhimashada carruurta yaryar ay ka qeyb qaateen sidoo kale dowladaha, deeq-bixiyeyaasha, hay`adaha iyo qoysaska.

Wuxuu ku baaqay agaasimuhu in nolosha carruurta lagu badbaadin karo iyadoo la sameynayo tallaal, nafaqo ku filan, daryeelka hooyada uurka leh iyo adeegyo caafimaad oo tayeysan.

FM

Previous Post

Kenya iyo Tanzania oo soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Next Post

Maamulka degmada marka oo codsaday gurmad bani`aadannimo

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Maamulka degmada marka oo codsaday gurmad bani`aadannimo

Maamulka degmada marka oo codsaday gurmad bani`aadannimo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo