Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mark Bowden oo kala hadlay dowladda kenya arrimaha bani`aadannimo ee ka jira kismaayo

Radio Ergo by Radio Ergo
September 20, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Hadal uu isuduwaha bani’aadamnimada ka soo saarey hawlgalka mileteri ee waddada afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKa dib dagaalladii xoogganaa ee dhowaan ka dhacay meelo u dhow Kismaayo iyo barokaca dadka rayidka ah ay ka barokacayaan magaalada ee aad kor u kacay, ayaa madaxa iyo isuduwaha hawlaha bani`aadamnimada ee Soomaaliya,Mark Bowden  uu la kulmey wasiirka difaaca Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji iyo taliyaha ciidamada difaaca Kenya, Gen. Julius W. Karangi, si uu ugala hadlo ilaalinta dadka rayidka ah inta ay jiraan hawlgallada mileteri ee hadda socda. kulanka ka dib, mudane Bowden waxaa uu yiri:

“Maanta, wasiirka gaashaandhigga ee Kenya wuxuu ii xaqiijiyey in ciidamada difaaca Kenya ay sameynayaan wax kastoo suuragal ah si ay u yareeyaan saameynta hawlgalka mileteri ee socda uu ku yeelanayo dadka rayidka ah. Wasiirka wuxuu sidoo kale ii sheegey in ciidamada difaaca Kenya ay gacan ka geysanayaan hubinta in gargaarka bani’aadamnimadu gaaro dhammaan dadka u baahan.

Inkastoo hawl wadeennada bani’aadamnimadu ay mar kasta yihiin dhexdhexaad ayna gebi ahaanba ka madax bannaan yihiin geeddi socodyada mileteri iyo kuwa siyaasadeed, haddana waxaa ay ku tiirsan yihiin dhinacyada kala duwan si ay u gaaraan dadka u baahan gargaarka. Waan soo dhoweynayaa ballanqaadka Kenya waxaana aan mar kale ku celinayaa baaqeygii aan dhammaan dhinacyada ku lug leh colaadda ugu baaqayey in ay dadaal kasta ku bixiyaan sidii loo yareyn lahaa saameynta ay colaaddu ku leedahay dadka rayidka ah iyo in ay oggolaadaan in gargaarka bani’aadamnimada uu si buuxda u gaaro.

OCHA – Soomaaliya

Previous Post

Dadka deggan Kismaayo oo ka cabanaya tuugo

Next Post

Afar qof oo ku dhintay duqaymo muqdisho xalay ka dhacay

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Afar qof oo ku dhintay duqaymo muqdisho xalay ka dhacay

Afar qof oo ku dhintay duqaymo muqdisho xalay ka dhacay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo