Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Dadka deggan Kismaayo oo ka cabanaya tuugo

Radio Ergo by Radio Ergo
September 19, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Dadka deggan Kismaayo oo ka cabanaya tuugo

Kismaayo/Keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank19 September, 2012 KISMAAYO

Magaalada Kismaayo oo maalmihii aanu ka soo gudubnay ay ka jirtay cabsi dagaal iyo barakac ayaa maanta deggan, iyadoo dhinaca kale ciidamadii ku dagaallamayay duleedka magaalada ay wali isku hor fadhiyaan meel bannaanka ka ah magaalada.

Dhinaca kale habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa gudaha magaalada ka jirtay cabsi laga qabay rag la sheegay in laga sii daayay xabsiga dhexe ee degmada, kuwaasoo la sheegay inay gaaf wareegayeen xaafadaha kala duwan ee magaalada, iyagoo doonayay inay dhac u geystaan dadka rayidka ah ee ku haray gudaha magaalada.

“Gabar ka mid ah dadka ku nool xaafadda Faanoole ee degmada kismaayo ayay maqribnimadii xalay kooxo burcad ah ku dhaawaceen xaafaddaasi xilli ay isku dayayeen inay ka qaataan moobilka gacanta.” Sidaana waxaa idaacadda Ergo u sheegay mid ka mid ah dadka ku nool degmada Kismaayo, isagoo intaasi ku daray in gabadhaasi toorrey laga galiyay dhanka bidix.

Dadka ku nool gudaha Kismaayo ayaa la sheegay inay walwal xooggan ka qabaan maxaabiista dhowaan laga sii daayay xabsiga magaalada, iyagoo ka baqanaya in amniga magaalada ay wax u dhimaan.

Si kastaba ha ahaatee, magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose oo maalmihii la soo dhaafay ay isaga barakaceen qoysas aad u tira badan ayaa hadda xaaladdeedu waxay tahay mid deggan, mana jiraan dhinaca kale wax dagaallo ah oo ka soconaya gobolka, inkastoo ciidamadu ay wali isku hor fadhiyaan meelihii ay ku dagaallameen maalmo ka hor.

CC/MG/FM

Previous Post

Biyo yaraan ka taagan tuulada Nambar 50

Next Post

Mark Bowden oo kala hadlay dowladda kenya arrimaha bani`aadannimo ee ka jira kismaayo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Hadal uu isuduwaha bani’aadamnimada ka soo saarey hawlgalka mileteri ee waddada afgooye

Mark Bowden oo kala hadlay dowladda kenya arrimaha bani`aadannimo ee ka jira kismaayo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo