Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Biyo yaraan ka taagan tuulada Nambar 50

Radio Ergo by Radio Ergo
September 19, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
Biyo yaraan ka taagan tuulada Nambar 50
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank19 September, 2012 SHABELLADA HOOSE Dadka ku dhaqan tuulada nambar konton ee gobolka shabeellada hoose ayaa ka cabanaya biyo yaraan ka jirta deegaannadaasi, oo ay ka cilladoobeen labo ceel biyood oo ku taalla tuuladaasi.

Biyo yaridan ka taagan tuulada nambar konton iyo deegaannada ku dhow dhow ee gobalka shabeellada hoose oo looga dareemay deegaannadaasi ayaa timid kadib kolkii ay cilladoobeen labo ceel biyood oo ku yaalla tuulada lambar konton oo ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada.

Arrintan ayaa sameeyn ku yeelatay dadka ku dhaqan deegaannadaasi oo isagu jira xoolo dhaqato iyo beeralley, waxaana qoysaskaasi ay xilligani dhibaato adag ka haysataa helintaanka biyo ay cabaan iyo kuwa ay xoolahooda ka waraabiyaan.

Maxamed yuusuf oo ka mid ah dadka reer nambar konton ayaa qadka telefonka Raadiyo Ergo uga warbixinaya dhibaatooyinka biyo la`aan ee ka taagan deegaannadaasi iyo meelaha ay dadkaasi biyaha u raadsadaan.

“Deegaanka nambar konton biyo la`aan xooggan ayaa ka jirta oo waxaa hallaabay labo ceel oo muhiim u ahaa dadka deegaanka, hal ceel oo kaliya ayaa xilligan shaqeeya kaasina ma dabooli karo baahida dhinaca biyaha, dadka waxay biyo u raadsadaan deegaannada Saliini iyo Muuri oo illaa siddeed kiilo mitir iyo lix kiilo mitir ujirta tuulada, waxaana dadku ay biyaha ku soo dhaansadaan gaari dameer iyo waliba haweenka madaxa ku soo qaada.

“Runtii arrintaani waa mid ku adag dadka deegaanka fuustadii biyo ah waxaa lagu kala iibsadaa illaa lixdan kun oo shilin Soomaaliga ah”.

Dadka ku dhaqan tuulooyinkaasi ayaa adeegsada gaari dameerro biyaha looga soo dhaamiyo deegaanno ka fog Nambar konton.

Waxaan biyaha ku soo dhaamiyaa gaari dameerkeyga anigoo sii mara dhul aad u dheer oo gaaraya illaa 8km, sidaana waxaa Ergo u sheegay Cumar Axmed oo ka mid ah ragga gaari dameerrada biyaha kusoo qaada.

Si kastaba deegaanka ayaa haatan waxaa ka jira biya yari, iyadoo dhanka kale dhulku haatan yahay oomane oo aysan jirin wax roobab ah oo da`aya.

Aadan Diyeeshe/MG/CC/FM

Previous Post

OGEYSIIS TARTAN MUHIIM U AH DHALINYARADA

Next Post

Dadka deggan Kismaayo oo ka cabanaya tuugo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Dadka deggan Kismaayo oo ka cabanaya tuugo

Dadka deggan Kismaayo oo ka cabanaya tuugo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo