Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakac ka taagan kismaayo

Radio Ergo by Radio Ergo
September 18, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Amisom oo lagu eedeeyay in dad rayid ah ay ku dishay nawaaxiga kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalad kacsanaan ah ayaa lagu soo warramayaa inay ka taagan tahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose, halkaas oo ay qeyb ahaan isaga baxeen maamulkii Alshabaab ee gacanta ku hayay magaalada muddo ku dhow 4 sanadood.

Waxaa sare u sii kacaya dadka rayidka ah ee ka barakacaya magaaladaas, xilli maalmihii la soo dhaafay dagaallo qaraar ay ka dhacayeen deegaanno ku dhow dhow maagalada Kismaayo.

Waxaa xiran goobaha ganacsiga qaarkood iyadoo ay hakad ku yimaadeen adeegyadii magaaladaas qaar kamid ah, cabsi xooggan ayaa sidoo kale soo food saartay dadka ku haray gudaha magaalada, waxaana qaar ka mid ah dadkaasi oo la hadlayay idaacadda Ergo ay sheegayaan inay arkayaan diyaaradaha dagaalka oo dul heehaabaya magaalada.

Mid ka mid ah dadka ku nool gudaha magaalada kismaayo oo magaciisa ka gaabsaday ayaa idaacadda Ergo u sheegay in maalmihii la soo dhaafay dadku ay ku qaxayeen gaadiid iyo dameerro, halkaasoo ay ku gaarayaan tuulooyinka ka baxsan magaalada.

Dadka rayidka ee ka barakacaya gudaha magaalada  ayaa lagu soo warramayaa inay gaareen deegaanno ay ka mid yihiin Buula gaduud , Jammaame iyo tuulooyin kale oo hoos taga gobolka Jubbada hoose.

“Waxaan maqlaynaa in ciidamada huwanta ay soo gaareen deegaanka lagu magacaabo Birta dheer, waxaa dusheenna maraya diyaarado dagaal, runtii waxaan dareemeynaa cabsi aad u xooggan ma garaneyno xilliyada soo socda sida ay xaaladdeennu noqon doonto.” sidaana waxaa Ergo u sheegay mid ka mid ah dadka ku nool degmada Kismaayo.

Si kastaba  ha ahaatee xaaladda magaalada Kismaayo ayaa haatan u muuqata mid ay cabsi ka jirto, iyadoo wararka ugu dambeeya ee halkaasi laga helayana ay sheegayaan in dhaqdhaqaaq ciidan ay wadaan dhinacyada isku hor fadhiya duleedka magaalada.

Cabdisamad/MG/FM

Previous Post

Qorshaha lagu gargaarayo barakac ka dhasha Kismaayo oo la diyaariyay

Next Post

OGEYSIIS TARTAN MUHIIM U AH DHALINYARADA

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika

OGEYSIIS TARTAN MUHIIM U AH DHALINYARADA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo