(ERGO) - Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha ee Soomaaliya iyo hay’adda NRC, ayaa ka walaacsan in si qasab ah looga raro...
(ERGO) – Dhallinyaro is-abaabulay ayaa qoysas gaaraya ilaa 222 waxay toddobaabdkii la soo dhaafay u qaybiyeen cunto, iyagoo 150 ka...
(ERGO) - Carab Maxamed Cabdi waa aabbaha qoys shan ruux ka kooban waxay ka mid yihiin 350 qoys oo ku...
(ERGO) - Lix kun oo qoys ayaa tan iyo siddeeddii bishan ku barakacay fatahaad ay sameeyeen webiyada Jubba iyo Daawo...
(ERGO) - Daadad xooggan oo ka dhashay roob mahiigaan ah oo koowdii bishan May ka da’ay deegaanka Bacaadwayne oo koonfur-bari...
Dekeeya Jaamac Salaad waa hooyo qoyskeedu ka kooban yahay 8 qof oo kala ah 5 caruur ah oo ay dhashay,...
(ERGO) - Qaar ka tirsan goobaha ganacsiga ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa labadii toddobaad ee la soo dhaafay u...
(ERGO) - Jiijo Sheekh Cabdalla waxay ka mid tahay qoysas gaaraya 280 oo intooda badan magaalada Muqdisho yimid kowdii bishan...
(ERGO) - Roob saacado badan oo xiriir ah soconayay oo ka da'ay magaalada Beledweyne toddobaadkii la soo dhaafay ayaa saamayn...
(ERGO) - Boqol konto iyo lix qoys oo ah barakacay ahaa oo ku nool magaalada Berbera ayaa la siiyay guryo...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo