(ERGO) - Xoogsato muruqmaal ah oo ku tiirsanayd shaqooyinka dhismaha ayaa waxaa la soo gudboonaatay shaqo-la`aan keentay iney waayaan wixii...
Laba kun iyo saddex boqol oo qoys ayaa guriyahoodii ka cararay kaddib markii webiga Shabeelle uu ku soo fatahay degaanno...
Roobka xagaaga oo toddobaadkan ka da’ayay magaalada Muqdisho ayaa saamayn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah iyo guud ahaan magaalada. Waxaa...
(ERGO) – Geeddow Cismaan Xuseen wuxuu ka mid yahay dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo, waana aabbe leh...
(ERGO) - Toddobaatan iyo kow dhallinyaro ah oo isuga jira rag iyo haween oo ku nool xeryaha qaxootiga ee Xagardheer, Ifo...
(Ergo) - Xaawo Cali Yarow oo ka mid ah 50 haween ah oo shaqo u doonta degmada Dhadhaab ayaa Raadiyo...
(ERGO) - Labo boqol iyo lixdan qoys oo ku nool xerada barakaca Wadataal oo Gaalkacyo waqooyi-bari ka xigta 9 km...
(ERGO) – Shan boqol oo ah macallimiinta wax ka dhigi jiray dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay ayay soo foodsaartay...
Hay’adaha gargaarka ee ka shaqeeya adeegyada dadka ku nool xeryaha lagu barakacay ee gudaha dalka ku yaalla ayaa wada dadaallo...
(ERGO) - Axmed Cali Xasan wuxuu ka mid yahay 50 darawal oo ka dhex shaqeeya seddexda xero ee Ifo, Dhagaxlay...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo