(ERGO) - Dadka qaba xanuunka jirka wada caddeeya ee Albino ee deggan xerada Dhagaxley ee Xeryaha Dhadhaab ayaa takoor kala...
(ERGO) - Ibraahim lugbuur Aadan wuxuu ku filnaaday maaraynta nolosha qoyskiisa oo ka kooban 9 qof. Wuxuu ka shaqo billaabay...
(ERGO) - Lix boqol toddobaatan iyo siddeed qoys oo ku nool xerada Da’ iyo danyar oo ku taalla duleedka Muqdisho...
(ERGO) - Maxamed Isxaaq Xasan oo barakac ku ah magaalada Baydhabo waxaa bishan waxbarasho u billaabay saddex carruur ah. Waxay...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ka soo barakacay fatahaadaha webiga Shabeelle uu ka sameeyay Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa soo...
(ERGO) - Cismaan Warfaa Cali oo ah aabbaha 12 carruur ah ayaa wajahaya xaalad cunno xumo iyo biyo yari. Waxaa...
(ERGO) - Sahro Cabduqaadir Kulmiye oo ah hoyada sagaal carruur ah waxay wajahaysaa cunno yari. Raashin aan badnayn oo ay...
(ERGO) - Cabdiqaadir Cali Xasan oo ah aabaha toddobo caruur ah waxaa ku adag helidda cunno uu hal waqti u...
(ERGO) - Cumar Xasan Yuusuf wuxuu ku sugan yahay gurigiisa oo ay biyaha daadka fadhiyaan, kaasi oo ku yaala xerada...
(ERGO) – Waxaa sii kordhaya saameynta ka dhalatay bacaadka guur guura oo ku habsaday magaalooyin Hobyo, Dhinowda, Budbud iyo Ceelhuur ee...
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo