Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dil loo geystay laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda dhaqaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF
Nin ku hubasan bastoolad ayaa ku dilay magaalada Muqdisho laba sarkaal oo ka tirsan hay`adda […]

UNHCR oo sheegtay inaysan jirin wax hay’ad gargaar oo ka baxday xeryaha Dhadhaab
Dhibaatada dhinaca ammaanka ee ka taagan gobolka waqoyi bari Kenya ayaa saamayn ku yeelatay howlihii […]

Dhaawacyada duqeyntii Hoosungow diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen oo laga deyrinayo
Xaaladda caafimaad ee dadkii ku waxyeelloobay duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanka Hoosingow ee […]

Meel ka dhacyada xuquuqda aadanaha ee Muqdisho
Khilaafaadka hubeysan ee Soomaaliya ka taagnaa muddada ka badan 20 sano ayaa ku reebay dad […]

QM oo sanadka soo socda u codsatay gargaarkii maaliyadeed ee ugu badnaa 20-kii sano ee la soo dhaafay
QM iyo la howlgalayaasheeda ayaa codsaday $7.7 bilyan oo doollarka mareykanka ah, si caawinaad gargaar […]

Qaramada Midoobey oo u codsatay gargaarka Soomaaliya 1.5 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah sanadka 2012
Xirriiriyaha arrimaha bani’aadanimo u qaabilsan xooghayaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Mark Bowden ayaa maanta […]

XAALADO CAAFIMAAD DARRO OO KA TAAGAN DEGMADA CEELWAAQ.
Waxaa laga dayrinayaa xaaladaha caafimaad iyo tan nololeed ee ay ku sugan yihiin boqollaal qoys […]

Hay’adda DDG oo hakisay howlihii ay ka waday Gaalkacyo
Hay’adda Minosaarista Denishka ee DDG ayaa waxa ay si rasmi ah shaaca uga qaaday inay hakisay howlihii samatabixinta miinooyinka iyo walxaqarxa ee ay ka waday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ilaa ogaysiin dambe. Hay’addaasi ayaa waxaa ay si nabdoon uga bixisay deeganadaas boqolaal walxa qarxa ah tan iyo intii ay hirgelisay xafiiskeeda koonfurta Gaalkacyo sanadii […]

Hay’adda DDG oo hakisay howlihii ay ka waday Gaalkacyo
Hay’adda Minosaarista Denishka ee DDG ayaa waxa ay si rasmi ah shaaca uga qaaday inay […]

Qoysas barakacayaal ah oo dib ugu soo laabtay Bakool
Ku dhowaad 60-qoys oo ka mid ahaa barakacayaal ay saameeyeen abaaraha ku dhuftay gobollada Bay […]
Bilo
- December 2011 (15)
- November 2011 (21)
- October 2011 (13)
- September 2011 (5)
- June 2011 (1)
- January 2011 (1)