Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qeybtii koowaad ee barnaamijka tiiraanyo iyo tahriib

Tahriibka ayey dad badan oo Soomaali ah aaminsan yihiin in uu yahay sababta labaad ee […]

Barakacayaasha garowe oo la siiyay tababar ku saabsan sidii ay ganacsi u abuuran lahaayeen

Ku dhowaad 80 qoys oo ka tirsan barakacayaasha Garowe ayaa ka faa’iidaystay aqoon-iswaydaarsi ku saabsanaa […]

Qaxootiga ku nool xeryaha dhadhaab oo dibad baxay

Dadka ku nool xeryaha qaxootiga Dhadhaab Kenya, ayaa dibad baxyo waaweyn oo ay uga soo […]

Xaaladda soomaalida ku nool dalka libya

Dalka Libiya waxaa hore ugu sugnaa Soomaali badan oo u galay dalkaasi inay marin uga […]

MUQDISHO: QOYSAS DIB LOOGU CELIYAY DEEGAANADII AY KA SOO BARAKACEEN

Xilli magaalada Muqdisho ay ku noolyihiin dadkii ka soo barakacay abaaraha baahsan ee ku  dhiftay […]

Muqdisho: qoysas dib loogu celiyay deegaanadii ay ka soo barakaceen

Xilli magaalada Muqdisho ay ku noolyihiin dadkii ka soo barakacay abaaraha baahsan ee ku  dhiftay […]

Hay’ada maaraynta musiibooyinka oo ka digtay dhibaato ka dhalata duqaymo loo gaysto magaalooyin ku yaal koonfurta wadanka.

Xaaladdaha colaadeed ee ka aloosan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa keenay cabsi ah in markale […]

Hanjabaadihii Kenya oo keenay welwelka barakac ku yimaada kumannaan qoys

Dhowaan ayaa dowladda Kenya ku hanjabtay inay dhinaca cirka ka weerari doonto magaalooyin dhowr ah […]

Goobaha lagu kariyo cunnada bisil ee magaalada Muqdisho oo soo badanaya

Goobaha lagu kariyo cunnooyinka bisil ee ay barakacayaashu ku tiirsan yihiin ayaa muddooyinkii ugu dambeysay […]

Askari barakacayaal ku rasaaseeyay xerada Rajo ee magaalada Muqdisho

Haweeney ka mid ah dadka barakacayaasha ah ayaa geeriyootay labo kale oo iyana haween ahaana […]

Sanado