(ERGO) - Shan boqol oo qoys oo ku noolaa deegaanka Kulub ee gobolka Mudug ayaa billowgii Deseember isaga guuray, markii...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ku nool xerada Ciise ee duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa la’ waxay ku maareeyaan noloshooda. Waxa...
(ERGO) - Cumar Maxamuud Cali iyo qoyskiisa, oo lix qof ka kooban waxay muddo saddex sano ah xaalad cunno xumo...
(ERGO) - Qoyska Deeraan Aftiin Isxaaq oo 10 ah waxaay wajahayaan biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ilaa bilowgii...
(ERGO) - Maydiigo Cumar Yarow oo 60 sano jir ah waxay aroor walba u kallahdaa deegaan xoolaha lagu qalo oo...
(ERGO) - Xaalado cunno yari, biyo yari iyo hoy xumo ah ayay wajahayaan ku dhowaad saddex kun oo qoys oo...
(ERGO) - Labo boqol oo qof oo isugu jira danyar iyo barakac ayaa fursado shaqo ka helay xaafad cusub oo...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo dhammaadka bishii Siteembar ka barakacay dagaal qabiil ayaa cunno yari, biyo la’aan iyo hoy xumo...
(ERGO) - Jinay Isxaaq Xasan oo ah hooyo kaligeed korinaysa 11 carruur ah oo agoon ah waxay dhib kala kulantaa...
(ERGO) - Ibraahim Maxamed Xuseen wuxuu markii ugu horraysay ku filnaaday nolosha qoyskiisa oo 11 qof ah. Waxaa u sahlay...
IDAACADDA 14-FEB-2025 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo