(ERGO) - Daahir Faarax Xasan oo 81 jir ah waxay isaga iyo xaaskiisu ka dawarsadaan waddooyinka magaalada Garowe si ay...
(ERGO) - Kun qoys oo ah dad soo barakacay ayaa la siiyay guryo dhisan oo ay degaan si ay uga...
(ERGO) - Shan iyo toban carruur ah oo ka yar da’da toban sano ayaa cudurka shuban-biyoodka ugu geeriyooday labadii bil...
(ERGO) - Boqol iyo labaatan doolar oo ay ku heshay dayn ayaa ka caawiyay Xamda Sheekh Xasan in ay ka...
(ERGO) - Qoyska Xuseen Cabdi Yuusuf waxaa ku adag inay helaan cunto hal waqti ah tan iyo bishii Oktoober ee...
(ERGO) - Asmo Shariif Xuseen iyo carruurteeda oo sagaal ah ayaa tan iyo bartamihii bishii hore wajahaya hubanti la'aan cunno,...
(ERGO) - Shan boqol oo qoys oo ku noolaa deegaanka Kulub ee gobolka Mudug ayaa billowgii Deseember isaga guuray, markii...
(ERGO) - Boqollaal qoys oo ku nool xerada Ciise ee duleedka magaalada Gaalkacyo ayaa la’ waxay ku maareeyaan noloshooda. Waxa...
(ERGO) - Cumar Maxamuud Cali iyo qoyskiisa, oo lix qof ka kooban waxay muddo saddex sano ah xaalad cunno xumo...
(ERGO) - Qoyska Deeraan Aftiin Isxaaq oo 10 ah waxaay wajahayaan biyo yari, cunno xumo iyo hoy la’aan ilaa bilowgii...
IDAACADDA 19-MAY 2025 by Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo