Bishan Oktoobar horraanteedii, ayaa boob iyo dhac loo geystay dukaamo badan oo ay leedahay Soomaalida ku nool waddanka Koonfur Afrika,...
Qaar kamid ah qoysas naafa ah oo isugu jira kuwo ku waxyeeloobay dagaalada dalka ka socda iyo kuwo rabaani ah...
Barakacayaasha ku dhaqan mid ka mid ah xeryaha ay dadka ugu badan ee barabaxay ay ku jiraan ee magaalada Gaalkacyo,...
Guluf colaadeed oo xoog badan ayaa ka aloosan gobollada Jubbada Hoose iyo Gedo iyadoo ciidamo is garabsanayaa ay si saf...
Xadgudubyadda ka dhaca xeryaha ay ku sugan yihiin dadka soo barakacay ee ku yaal guud ahaan wadanka ayaa ah kuwo...
Barakacayaal ka soo hayaamay deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose iyo deegaannada ku dhow dhow, ayaa gaaray degmada Dhoobley ee...
Amaanka xeryaha qaxootiga ee ku yaal Dhadhaab waqoyi bari Kenya oo sii xumaanaya ayaa keenay inay kordhaan fal denbiyaadka lagu...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in howlihii hay’adda caruurta ee SOS ay ka waday magaalada...
Qaar ka tirsan qaxootiga ku nool Dhadhaab/Farxaan Lafoole Billowgii bishii August ee sanadkaan ayey ahayd markii hay,adda Qaramada midoobay u...
Shir jaraaid oo si wada jir ah ay ugu qabteen magaalada Muqdisho afhayeenka hay'adda WFP Susannah Nicol iyo madaxa Hay'adda...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo