Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhaawacyada duqeyntii Hoosungow diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen oo laga deyrinayo

admin by admin
December 22, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dhaawacyada duqeyntii Hoosungow diyaaradaha dagaalka Kenya ka geysteen oo laga deyrinayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaaladda caafimaad ee dadkii ku waxyeelloobay duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanka Hoosingow ee galbeedka gobbolka Jubbada Hoose ayaa aad looga deyrinayaa, iyadoo gabi ahaanba adeegyada caafimaadka aysan ka jirin deegaanka Hoosingow.

Dadka xaaladdooda caafimaad laga deyrinaayo ee ay duqeyntu dhibaatada ka soo gaartay, waxay gaarayaan illaa 22-qof oo ay u badan yihiin haween iyo carruur, waxaana dhaawacyada dadkaasi ay wali yaallaan deegaanka Hoosinguw halkaasoo ay ku dhibaataysan yihiin.
Cabdullaahi Xasan Maxamed, oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee deegaanka Hoosingow isla markaana Wareysi siiyay Raadiyaha arrimha bani’aadannimada ee Ergo ayaa wuxuu sheegay in 22- qof oo uu dhaawacyadoodu ay aad u liitaan ay xilligaan ku dhibaataysan yihiin deegaankaasi, kuwaasoo aan wali helin adeegyadii caafimaad ee ay u baahnaayeen.

Marka laga soo tago dhaawacyada ay dadkaasi qabaan, waxaa uga sii daray sare u kac xooggan oo ku yimid qiimihii maciishadda taasoo sii adkeysay nolasha dadka ay dhaawacyada cul culus ay ka soo gaareen duqeyntii ay diyaarado dagaal ka geysteen galinkii dambe ee Isniintii deegaanka Hoosingow.

Dowladda dalka Kenya, ayaa sheegtay inay weerar ka fulisay Koonfuta dalka Soomaaliya ayna la beegsatay saldhigga dhaq dhaqaaqa Al-shabaab ay ku leeyihiin Konfurta dalka Soomaaliya, ayna halkaasi ku dishay mas`uulyiin kooxdaas ka tirsan.

Khadar/MH/FM

Previous Post

Meel ka dhacyada xuquuqda aadanaha ee Muqdisho

Next Post

UNHCR oo sheegtay inaysan jirin wax hay’ad gargaar oo ka baxday xeryaha Dhadhaab

Related Posts

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 18, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
Next Post
UNHCR oo sheegtay inaysan jirin wax hay’ad gargaar oo ka baxday xeryaha Dhadhaab

UNHCR oo sheegtay inaysan jirin wax hay'ad gargaar oo ka baxday xeryaha Dhadhaab

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 19-MAY-2026

IDAACADDA 19-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 19-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-MAY-2026
May 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-MAY-2026
May 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo