Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Hay’adda DDG oo hakisay howlihii ay ka waday Gaalkacyo

admin by admin
December 7, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda Minosaarista Denishka ee DDG ayaa waxa ay si rasmi ah shaaca uga qaaday inay hakisay howlihii samatabixinta miinooyinka iyo walxaqarxa ee ay ka waday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ilaa ogaysiin dambe.

Hay’addaasi ayaa waxaa ay si nabdoon uga bixisay deeganadaas boqolaal walxa qarxa ah tan iyo intii ay hirgelisay xafiiskeeda koonfurta Gaalkacyo sanadii 2009kii.

Laga soo bilaabo 25 Oktoobar 2011, shaqada DDG ee gudaha iyo hareeraha Gaalkayo waxaa ku yimid isbadel baaxad leh, xiligaas oo labo qof oo u shaqaynayay hay’addaas, laguna kala magacaabo Poul Hagen Thisted iyo Jessica Buchanan ay koox hubaysan ka afduubeen gudaha koonfurta Galkacyo . Poul Hagen Thisted waa nin da’ ah oo 60 sano jir ah, iyadoo Jessica Buchanan ay tahay gabar 32 jir ah.

Warsaxaafadeed ay soo saartay DDG ayaa lagu sheegay “ DDG waxaa lagu qasbay inay qaadato go’aan adag oo lagu joojinayo dhamaan hawlgalkii miinooyinka iyo walxaha qarxa maadama ay tahay xaalada goobta mid aan amaan u ahayn shaqaaleheeda samafalka, haddii ay Soomaali amaba ajaanib yihiin labaduba.

Sida ay sheegtay DDG xiritaanka xafiiska ayaa waxa uu yimid xili DDG iyo Danish Refugee Council ay qorsheenayeen inay balaariyaan hawlaha ay ka hayeen goobahaas.

Hay’adda Danish Refugee Council iyo qeybteeda howlaha miinadu ayaa waxa ay sheegayaan in ay sii wadi doonaan dadaalada ay ku gargaarayeen bulshada Soomaaliyeed ee la dariska ah khatarta waxyaabaha qarxa ee ka haray dagaalada, kuna baahsan dhamaan dalka.

Hay’adda DDG waxay ay bilawday hawlaheeda wax ka qabashada miinooyinka sanadii 1999kii gudaha Somaliland, iyadoona 2007kii xafiis kale ka furatay magaalada Muqdisho. Laga soo bilaabo sanadii 2009 hawlgalka la tacaalida miinooyinka ayaa waxa ay hay’addaasi ay ka waday xafiiskeeda koonfurta Galkacyo laakiinse xafiisyada Somaliland,Puntland iyo Mogadishu ayaa si caadi ah u sii wadan doona hawlgalkoodii

Mohamed Garane

Previous Post

XAALADO ADAG OO DHINACA NOLOSHA AH OO KA TAAGAN DEGMADA WAJEER

Next Post

Wararka saadaasha hawada

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Wararka saadaasha hawada

Wararka saadaasha hawada

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-SEP-2026

IDAACADDA 20-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-SEP-2026
September 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-SEP-2026
September 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo