Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

XAALADO ADAG OO DHINACA NOLOSHA AH OO KA TAAGAN DEGMADA WAJEER

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 7, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
XAALADO ADAG OO DHINACA NOLOSHA AH OO KA TAAGAN DEGMADA WAJEER
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankRoobab xooggan oo ka da`ay  Deegaanka  koonfurta Wajeer ee gobolka woqooyi bari iyo deegaanno kale oo ku teedsan soohdinta u dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya, ayaa sababay inay kala go`aan isu socodka dadka iyo gaadiidka isticmaali jiray gobolka iyo deegaannada ku xeeran.

Roobabka ayaa waxay sababeen sicir barar xooggan oo ku yimid guud ahaan maciishadda qeybaheeda kala duwan, ka dib markii sida ay sheegeen dadka deegaanka roobabka ay go`doomiyeen tuulooyin fara badan.

Cawil Aadan Axmed, oo ah siyaasi ka soo jeeda deegaanka koonfurta Wajeer oo la hadlay idaacadda Ergo, ayaa sheegay in roobabka oo ku billowday si lama filaan ah ay  xoolihii yaraa ee u haray dadka reer miyiga ah u haray ay dileen, iyadoo ay taasi keentay in boqollaal qoys ay barakacaan.

“Dadka meel walba ayay dul saar ku yihiin, in kastoo aanan tira koobin wali, laakiin sida caadiga ah waxay dul saar ku soo noqdeen ehelladooda.” ayuu yiri Cawil.

Cawil Aadan Axmed, oo dhawaan kormeer ku soo kala bixiyay degmada Wajeer iyo deegaanno kale oo ku dhow dhow, ayaa wuxuu sheegay in xaaladda dadka ku nool gobolka ay imika tahay mid aad u adag ,isla mar ahaantaana ay jiraan xanuunno ay ka mid yihiin shubanka iyo duumada.

“Dhulkaas waxaan rabaa oo kale inaan ka hadlo in goobaha caafimaad ee deegaanadaas ku yaalla, aysan ka jirin wax daawo ah oo ay daawadu tahay gabaabsi.”

Ugu dambeyntii Cawil, ayaa sheegay in deegaanka koonfurta Wajeer aanay ka hawl galin wax hay`ad sama fal ah, marka laga reebo hay`adda Save the children oo uu sheegay inay ka shaqayso dhanka caafimaadka.

“Kuma filna hay`addaas keliya inay daboosho baahida deegaannadaas ka taagan, waxaan u baahannahay oo aan ka codsanaynaa in dadkaasi la caawiyo.” ayuu yiri Cawil.

Cabdisamad Cabdulqaadir/MG/FM

Previous Post

Qoysas barakacayaal ah oo dib ugu soo laabtay Bakool

Next Post

Hay’adda DDG oo hakisay howlihii ay ka waday Gaalkacyo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Hay’adda DDG oo hakisay howlihii ay ka waday Gaalkacyo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo