Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qaramada Midoobey oo u codsatay gargaarka Soomaaliya 1.5 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah sanadka 2012

admin by admin
December 13, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qaramada Midoobey oo u codsatay gargaarka Soomaaliya 1.5 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah sanadka 2012
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXirriiriyaha arrimaha bani’aadanimo u qaabilsan xooghayaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya Mark Bowden ayaa maanta kaga dhawaaqay magaaladda Nairobi codsiga hay’addaha gargaarka bani’aadanimo ee loogu bahan yahay in wax looga qabto dhibaatooyinka haysta dadka Soomaaliyeed.

Aduun gaadhaya 1.5 bilyan oo dollar ayaa loogu bahan yahay sanadka 2012ka, tanoo ka badan 50% codsigii sanadkaan 2011ka, deeqdaan la codsaday ayaa la qorshaynayaa in lagu fuliyo 350 mashruuc oo ay fulinayaan 148 hay’adood oo kala ah kuwa Qaramada Midoobey iyo kuwa kale ee loo yaqaan NGOyadu.

Maaliyadaan ayaa noqonaysa tii ugu badnay ee abid loo codsado gargaarka bani’aadanimmo ee Soomaaliya tan iyo 1990meeyadii, Abdi Yusuf Noor ah afhayeenka xafiiska OCHA ee Soomaaliya ayaa Radio Ergo u sheegay in baahidii bani’aadanimo oo weli jirta iyo hanaanka soo kabasho ee nolosha dadka loogu bahan yahay deeqdaan aysan haboonayn in dadkii abaarta iyo dagaaladu halakeeyeen meel cidla ah looga tago.

Sidoo kale OCHA ayaa sheegtay in xanibadii ururka Alshabaab ku soo rogay hay’addaha gargaarka ay qiimayn doonaan, ayna tahay arrin wakhti dhow dhacday taasoo saamaynty yeelato dib ka ogaan doonaan, Qaramada Midoobey ayaana codsaday inay muhiimtahay in la iska kaashado sidii loo taageeri lahaa dadka baahan ee Somaaliyeed.

Qaramada midoobey ayaa ku dhawaaqday bishii Juun ee sanadkaan in macaluuli ka jiro 4 goobood oo ku yaal koonfurta Soomaaliya taasoo ay markaas codsi kale ugu jeedisay bulshada calamka in lagu gargaaro dadka bahan 500 oo milyan oo Dollarka Maraykanka ah, waxana saddex todobaad ka hor markale Qaramada Midoobey sheegtay inay jirto waxoogaa soo kabasho ah oo ku aadan goobihii macaluushu ka jirtay kadib dadaal dheer oo bulshada calamku gurmad ugu samaysay dadka baahan ee Soomaaliyeed.

MH

Previous Post

DADWEYNAHA BAARDHEERE OO WELWEL KA MUUJIYEY DUQAYNTA DIYAARADAHA

Next Post

DIBAD BAX LAGU DALBANAYEY JOOJINTA GUDNIINKA FIRCOONIGA AH OO KA DHACAY MAGAALADA BOOSAASO

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
DIBAD BAX LAGU DALBANAYEY JOOJINTA GUDNIINKA FIRCOONIGA AH OO KA DHACAY MAGAALADA BOOSAASO

DIBAD BAX LAGU DALBANAYEY JOOJINTA GUDNIINKA FIRCOONIGA AH OO KA DHACAY MAGAALADA BOOSAASO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-SEP-2026

IDAACADDA 20-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-SEP-2026
September 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-SEP-2026
September 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo