Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DADWEYNAHA BAARDHEERE OO WELWEL KA MUUJIYEY DUQAYNTA DIYAARADAHA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 13, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
DADWEYNAHA BAARDHEERE OO WELWEL KA MUUJIYEY DUQAYNTA DIYAARADAHA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku nool degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya inay ka baqdin qabaan duqyamaha ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka ee ay leeyihiin ciidamada Kenya, kadib markii toddobaadkii tegey laba goor ay duqeyn u geysteen.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo Raadiyo Ergo u warramaya ayaa sheegay in dadku ay muujinayaan argagax haddii ay maqlaan dhawaqa diyaaradeed “Meesha ADC ee dhinaca qorrax ka soo bax ayey diyaaraddu naga soo gashay, waxaana meeshaas ku yaal dhul ballaaran, sida airportkii iyo warta waxaana ay gantaal ku dhufatay xafiiska bisha cas, wiil yar ayaa dhaawac ka soo gaadhay, diyaaraduhu waa nooc miigga la yiraahdo, waana hal diyaarad, gantaallo ilaa 20 gaaraya ayey ridday, 5 ka mid ahi ma qarxin iyagoo sidoodii ah ayey dhex yaallaan gudaha Baardheere.” ayuu yiri  qofk oo ka gaabsaday inuu magaciisa xuso sababo dhinaca ammaanka ah.

Waxay kaloo burburisay xarun lagu quudiyo carruurta, dad badan ayaa u barakacay goobo ka baxsan magaalada, dadku ma yaqaanniin goob ay u qaxaan, dadka Baardheere ayuu sheegay inaysan qiyaas ku samayn karin tiradda dadkaasi.

Dagaallada ka socda gobollada koonfureed ayaa dhibaato ku keenay nolosha dadka deggan gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo xuduud la leh waddanka Kenya oo isagu ciidamadiisa soo geliyey Soomaaliya 16-kii bishii Oktoobar ee sanadkaan.

MH/FM

Previous Post

REER GUURAAGA KU NOOL DULEEDKA LAASACAANOOD OO KA CABANAYA DULINKA XOOLAHA CUNA XILLIGA BARWAAQADA AH

Next Post

Qaramada Midoobey oo u codsatay gargaarka Soomaaliya 1.5 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah sanadka 2012

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Qaramada Midoobey oo u codsatay gargaarka Soomaaliya 1.5 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah sanadka 2012

Qaramada Midoobey oo u codsatay gargaarka Soomaaliya 1.5 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah sanadka 2012

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo