Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Hay’adda DDG oo hakisay howlihii ay ka waday Gaalkacyo

Radio Ergo by Radio Ergo
December 7, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda Minosaarista Denishka ee DDG ayaa waxa ay si rasmi ah shaaca uga qaaday inay hakisay howlihii samatabixinta miinooyinka  iyo walxaqarxa ee ay ka waday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ilaa ogaysiin dambe.

Hay’addaasi ayaa waxaa ay si nabdoon uga bixisay deeganadaas boqolaal walxa qarxa ah  tan iyo intii ay hirgelisay xafiiskeeda koonfurta Gaalkacyo sanadii 2009kii.

Laga soo bilaabo 25 Oktoobar 2011, shaqada DDG ee gudaha iyo hareeraha Gaalkayo waxaa ku yimid isbadel baaxad leh, xiligaas oo labo qof oo u shaqaynayay hay’addaas, laguna kala magacaabo Poul Hagen Thisted iyo Jessica Buchanan ay koox hubaysan ka afduubeen gudaha koonfurta Galkacyo . Poul Hagen Thisted waa nin da’ ah oo 60 sano jir ah, iyadoo Jessica Buchanan ay tahay gabar 32 jir ah.

Warsaxaafadeed ay soo saartay DDG ayaa lagu sheegay “ DDG waxaa lagu qasbay inay qaadato go’aan adag oo lagu joojinayo dhamaan hawlgalkii miinooyinka iyo walxaha qarxa maadama ay tahay xaalada goobta mid aan amaan u ahayn shaqaaleheeda samafalka, haddii ay Soomaali amaba ajaanib yihiin labaduba.

Sida ay sheegtay  DDG xiritaanka xafiiska ayaa waxa uu yimid xili  DDG iyo Danish Refugee Council ay qorsheenayeen inay balaariyaan hawlaha ay ka hayeen goobahaas.

Hay’adda Danish Refugee Council iyo qeybteeda howlaha miinadu ayaa waxa ay sheegayaan in ay  sii wadi doonaan dadaalada ay ku gargaarayeen bulshada Soomaaliyeed ee la dariska ah khatarta waxyaabaha qarxa ee ka haray dagaalada, kuna  baahsan dhamaan dalka.

Hay’adda  DDG waxay ay bilawday hawlaheeda wax ka qabashada miinooyinka sanadii 1999kii gudaha  Somaliland, iyadoona 2007kii xafiis kale ka furatay magaalada Muqdisho. Laga soo bilaabo sanadii 2009 hawlgalka la tacaalida miinooyinka ayaa waxa ay hay’addaasi ay ka waday  xafiiskeeda  koonfurta Galkacyo laakiinse xafiisyada Somaliland,Puntland iyo Mogadishu ayaa si caadi ah u sii wadan doona hawlgalkoodii

Mohamed Garane

Content retrieved from: https://radioergo.org/old/blog?148.

Previous Post

Wararka saadaasha hawada

Next Post

XAALADO CAAFIMAAD DARRO OO KA TAAGAN DEGMADA CEELWAAQ.

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
XAALADO CAAFIMAAD DARRO OO KA TAAGAN DEGMADA CEELWAAQ.

XAALADO CAAFIMAAD DARRO OO KA TAAGAN DEGMADA CEELWAAQ.

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo