Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xarun lagu daryeelo carruurta naafada ah oo laga furay magaalada Ceerigaabo

admin by admin
December 5, 2011
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu daryeelo carruurta naafada ah oo laga furay magaalada Ceerigaabo

Sawir/Keydka/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMagaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag waxaa laga billaabay mashruuc loogu talagalay taakulaynta carruurta naafada ah ee ku dhaqan degmada Ceerigaabo iyo nawaaxigeeda. .

Mashruucan xarigga laga jaray waxaa maalgeliyey sanduuqa badbaadada carruurta Qaramada midoobay ee UNICEF halka ay fulinta lahayd hay’ad la yiraahdo Danan.

Caawimaaddan waxaa ka faa`iidaysanaya carruur tiradoodu dhan tahay 250 wiilal iyo gabdho isugu jira, wuxuuna soconayaa muddo 7 bilood ah.

Arrinatani waa tallaabo si wayn ay u soo dhoweeyeen dadka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo, kuna tilmaameen mid waxtar wayn u leh bulshada danyarta ah iyo kuwa haysta carruurta naafada ah .

Carruurta naafada ah ayaa isugu jira kuwa ku dhashay naafanimo iyo kuwa xanuunno sababeen, taasoo ay keentay inay ka curyaan ka noqdaan dhinaca jirka ama dhinaca maskaxda, carruurta noocaasa ayaa sanadahan dambe ku soo badanayey gobolka Sanaag .

Hore uma jirin xarumo lagu xannaaneeyo carruurta oo iyaga gaar u ah, marka laga reebo MCH-KA magaalada ceerigaabo oo isaguna aan ahayn mid wax weyn ka tari kara baahiyaha taagan ee dhinaca carruurta ku saabsan.

Yaasiin Cali Ciise/FM

Previous Post

DABKII QABSADAY SUUQA BOOSAASO OO KHASAARO KALA DUWAN GEYSTAY

Next Post

RADIO ERGO OO TABABAR U SOO XIRAY QAAR KA MID AH IDAACADAHA KA HOWLGALA SOOMAALIYA

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
RADIO ERGO OO TABABAR U SOO XIRAY QAAR KA MID AH IDAACADAHA KA HOWLGALA SOOMAALIYA

RADIO ERGO OO TABABAR U SOO XIRAY QAAR KA MID AH IDAACADAHA KA HOWLGALA SOOMAALIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-JUL-2026

IDAACADDA 07-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUL-2026
July 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUL-2026
July 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo