Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

DABKII QABSADAY SUUQA BOOSAASO OO KHASAARO KALA DUWAN GEYSTAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 5, 2011
in Arrimaha Bulshada
0
GANACSATADA DABKII BOOSAASO KU HANTI BEELAY OO DHIBAATO AY LA SOO DARISTAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDabkan oo ka kacay suuqa weyn ee magaalada Boosaaso 3-dii bishaan, ayaa waxaa ka soo baxaya warar kala duwan oo la xiriira khasaaraha nafeed iyo tan hantiyeed ee uu dabku geystay.

Sida uu ku soo warramayo wariyaha Ergo ee Boosaaso, dabka oo baabi`iyay dhammaan goobihii ganacsiga sida qeybta lagu iibiyo cuntada sida Burka, Bariiska, Sonkorta iyo Saliidda, bacadlaha dahablaha iyo sidoo kale qeybta qudaarta iyo hilibka ayaa wuxuu sababay geerida hal qof iyo dhaawaca labo kale.

Inkastoo laamaha dab damiska Dowladda hoose ee degmada Boosaaso iyo ciidamada ammaanka ay iska kaashadeen sidii dabkaasi loo xakameyn lahaa, ayaa taasi aysan wax weyn ka tarin dabka laakiinse ciidamada oo hareereeyay suuqa ayaa goor dambe dadweynaha u oggolaaday inay galaan suuqa si ay uga qeyb qaataan howlaha samatabixinta iyo daminta dabka.

Madaxweynaha Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, oo ka hadlay dabkan ayaa wuxuu sheegay in arrintan ay ahayd masiibo rabbaani ah oo ka timid xag alle, loona baahan yahay in layeesho dulqaadkeeda.

Dadweynaha faraha badan ee suuqaasi ka soo saaran jiray quutul yoomkooda oo u badnaa danyar  ka xamaalan jirey suuqa, ayaa waxaa soo food saartay shaqo la’aan.

Suuqa weyn ee magaalada Boosaaso ayaa lagu qiyaasayaa inuu ku fadhiyay dhul cabbirkiisu yahay 500×500, waxaana uu udub dhexaad u ahaa dhaqaalaha magaalada ganacsiga ee Puntland.

Si kastaba maamulka Puntland, ayaa u saaray guddi dhawr xubnood ah oo ka shaqayn doona sidii loo soo uruurin lahaa hantida suuqa ku burburtay iyo waliba u gargaaridda dadkii hantidooda ay ku bas beeshay dabka.

Dhinaca maamulka gobolka Bari iyo mas`uuliyiinta Puntland, ayaa shir ay qaateen oo uu shir guddoominayay wasiirka ammaanka Puntland Khaliif Ciise Mudan, ku sheegay inay socdaan baaritaanno la xiriirta sababta keentay gubashada suuqa

Axmed Nuur Ibrahim/MG/FM

Previous Post

Dadka ku jira xeryaha lagu barakacay ee Baydhabo oo dhibaato nololeed la soo deristay

Next Post

Xarun lagu daryeelo carruurta naafada ah oo laga furay magaalada Ceerigaabo

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
Xarun lagu daryeelo carruurta naafada ah oo laga furay magaalada Ceerigaabo

Xarun lagu daryeelo carruurta naafada ah oo laga furay magaalada Ceerigaabo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo