Ururka aan dawliga aheyn oo qaabilsan is dhexgalka adeega bulshada iyo barakacayaasha oo layiraahdo (ISDP) oo gacan kahelaya Wasaarada Caafimaadka...
Lix bilood ka dib markii xaalad macluul looga dhawaaqay qeybo ka mid ah Soomaaliya , samafalayaasha ayaa ugu baaqaya caalamka...
Kumannaan dad ah ayaa dhintay malaayiin dheeraad ah oo doollarna waa la qarash gareeyay sababtoo ah beesha caalamka ayaa ku...
Hay`adihii yaraa ee dhowaan uu ururka Al-Shabaab ka mamnuucay gudaha Soomaaliya, ayaa joojiyay qeybinta cunto iyo miraha dalagga beeraha oo...
Xiriiriyaha arrimaha bani`aadannimo ee Soomaaliya Mark Bowden ayaa sheegay in jawaabta beesha caalamku ka bixisay gurmadka wax looga qabanayey macaluushii...
Bilihii ugu dambeeyay ee sanadkii hore illaa toddobaadyadii ugu horreeyay ee sanadkan cusub, ayaa waxaa soo kordhayay muhaajiriinta Soomaaliyeed ee...
Dadka ku nool deegaanka Holhol oo ka tirsan degmada Boorama ee gobolka Awdal ayaa haatan waxaa ka degya culeys dhanka...
Barakac uu sababay dagaal ayaa ku yimid dadka ku dhaqan tuulooyinka Ceelcadde, Faafaxdhuun iyo Buusaar kana tirsan gobolka Gedo oo...
Sida ay sheegayaan wararka laga helaayo Jaziiradda Buurgaabo ee koonfurta gobbolka Jubbada Hoose, ciidamada Kenya ee halkaasi ku suggan ayaa...
Tahriibayaal Itoobiyaan ah iyo kuwo Soomaali ah ayaa ku dhintay waadanka Tansaaniya, kadib markii ay ku neef qabatoobeen gawaari nooca...
IDAACADDA 25-MAY-2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo