Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Tahriibayaal Soomaali ah oo ku xirxiran waddanka Malaawi

Radio Ergo by Radio Ergo
March 9, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Tahriibayaal Soomaali ah oo ku xirxiran waddanka Malaawi
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

09 March, 2012  MOZAMBIQUE

blank

Wararka ka imaanaya waddanka Malawi ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray muhaajiriin Soomaali ah. 27 qof oo Soomaali ah ayaa la xaqiijiyey inay ka mid yihiin tiro dad ajaanib ah oo ciidanka ammaanka waddankaas ay meelo kala duwan ka soo qab qabteen, dadkaan ayaa hadda xiran muddo 15 maalmood ah, waxaa kaloo jira dad badan oo dhinaca xadka Malaawi iyo Tansaaniya ku xiran oo aan tiradooda si sugan loo hayn.

Weriyaha Ergo ee waddanka Musambiig, Faarax Dubbad, ayaa sheegay in magaalo xadka ku taal oo la yiraahdo Milanchi la isugu keenay dad laga soo ururiyey guddaha dalkaasi.

Dadka Soomaaliyeed ee tahriibka ugu socda waddanka Koonfur Afrika, ayaa hadda marinkooda ka dhigtay dhinaca Malaawi ka dib markii dowladda Musambiig ay adkaysay arrimaha dhaqdhaqaaqa dadka qaxootiga gaar ahaan xadka ay la wadaagto Koonfur Afrika, ciidanka booliiska Malaawi ayaa iyana xaqiijiyey inay hayaan 70 qof oo muhaajiriin Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira, waxaana jira oo kale boqollaal qof oo ku dhibaataysan goobaha xuduudaha u dhexeeya waddamada Musabiig iyo Malaawi, ayna ku adkaatay inay u tallaabaan dhinaca Malaawi.

Cabdiweli Maxamed Jaamac, oo ka mid ah dadka maxaabiisata ayaa Raadio Ergo u sheegay in muddo 2 maalmood ah lagu hayay goob kayn ah oo ka fog magaalooyinka, halkaasoo markii dambe loo soo gudbiyay xuduudka Musambiig oo ay dowladda Malaawi rabto inay dib ugu soo celiso, Cabdiweli ayaa sheegay inay u socdeen dhinaca waddanka Koonfur Afrika, ayna ahaayeen 12 dhalinyaro oo la wada qabtay.

Waddanka Malaawi waxaa dhowaan laga aasaasay xero qaxooti oo ay hay`adda qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR dejisay dad jinsiyado kala duwan leh, kuwaasoo Malaawi ay u aqoonsatay inay yihiin qaxooti, waxaa kaloo jira boqollaal kale oo iyana ku sugan xero ku taal Musambiig, xeradaas oo ah goob ay ku sii hakadaan dadka si ay ugu sii safraan dhianca koonfureed ee qaaradda.
Farax Dubad/MH/FM

Previous Post

WARARKII ASCAARTA QIIMAHA XOOLAHA EE TODOBAADKA.

Next Post

OLOLE TALLAAL OO PUNTLAND LAGA BILAABAY

Related Posts

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Next Post
OLOLE TALLAAL OO PUNTLAND LAGA BILAABAY

OLOLE TALLAAL OO PUNTLAND LAGA BILAABAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JUN-2026

IDAACADDA 20-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUN-2026
June 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUN-2026
June 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUN-2026
June 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo