Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Hay’addo samafal oo ka walaacsan barakac ka dhalan kara dagaal lagu qaado wadada Afgooye

Radio Ergo by Radio Ergo
March 26, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Hay’addo samafal oo ka walaacsan barakac ka dhalan kara dagaal lagu qaado wadada Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
26 March, 2012 AFGOOYE
blank

Tan iyo markii ay dhawaan ciidamada AMISOM shaaca ka qaadeen inay howlgaladooda ku ballaarinayaan wadadda Afgooye oo ay deganyihiin kumanaan barakacayaal ah ayaa waxaa isa soo taraya walaaca arrintaas ay ka muujiyinayaan qaar kamid ah hay’addaha samafalka ee ka howlgala deegaanadaas, kuwaa oo tallaabadaasi ku tilmaamay in ay sababi karto barakac iyo khasaare xoog leh.

Dadka rayidka ah ee ku nool goobahaas ayaa waxa ay ka cabsi qabaan weerar xili kasta ay qaadi karaan AMISOM, inkasta oo aysan AMISOM sheegin xiliga ay howlgalkaasi qaadi doonto. Khasaare ka dhasha dagaal halkaa ka dhici kara ayaa waxa uu ku yaraan karaa haddii Alshabaab ay dib uga gurtaan goobahaas.

Hay’addaha samafalka ayaa waxa ay ka walaacsanyihiin in haddii dagaal uu halkaa ka dhaca ay taasi sababi karto oo kaliyah barakaca oo sii ballaarta.

Barakacayaal tiradooda lagu qiyaasay 184,000 oo horaan uga barakacay colaadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku noolyihiin xeryo ciriiri ah oo ku yaalla wadada Afgooye. QM waxa ay isku dayaysaa sidii ay wax uga qaban lahayd xaalada adag ee ka taagan goobaha ay deganyihiin barakacayaasha.

Roobabka Guga ee la filayo inay bilawdaan bisha April ee nagu soo aadan ayaa waxa ay ka dhigayaan in agabka sida guryaha, iyo nadaafada guryaha wax laga qabto si loo yareeyo halis ka dhalan karta shuban dilaaca.

Radio Ergo/MG

Previous Post

Odayaal “ Colaadaha Gedo waxa ay barakiciyeen dad badan”

Next Post

Nolosha barakacayaasha Muqdisho oo sare loo qaadayo

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Nolosha barakacayaasha Muqdisho oo sare loo qaadayo

Nolosha barakacayaasha Muqdisho oo sare loo qaadayo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-SEP-2026

IDAACADDA 15-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-SEP-2026
September 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-SEP-2026
September 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-SEP-2026
September 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo