Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Odayaal “ Colaadaha Gedo waxa ay barakiciyeen dad badan”

Radio Ergo by Radio Ergo
March 23, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Odayaal “ Colaadaha Gedo waxa ay barakiciyeen dad badan”
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
23 March, 2012  GEDO

blank

Qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Gedo ayaa waxa ay walaac ka muujiyeen saamaynta colaadaha iyo iska horimaadyada gobolkaas ka dhaca ay ku yeesheen dadka rayidka ah.
Howlgalo iyo guluf colaadeed oo qeybo kamid ah gobolkaas ku dhex maray ciidamada Kenya, DFKG ah iyo Alshabaab ayaa waxa ay horaan qasaare naf iyo maalba u soo gaarsiiyeen goobo ay deganaayeen dadka rayid ah.

 

Horaantii sanadkan duqeyno ay gaysteen diyaarado ayaa waxa ay walxyeelo soo gaarsiisay dad rayid ah, iyadoo ay jireen ugu yaraan shan qof oo ay dileen ciidamada dagaalamaya.

 

Nabadoon Ibraahim Gadgadoon oo kamid ah waxgaradka degmada Ceelwaaq ayaa shegay in dagaalo ka dhacay deegaanka Buusaar ay ku qasbeen in dadka xoolo dhaqatada ah iyo kuwa degan goobahaas ay isaga barakcaan guryahooda, iyagoo soo galay degmada Ceelwaaq halkaa oo uu sheegay in gargaar ay u qeybisay hay’adda WFP uusan ku filnayn.

 

Nabadoonka ayaa sheegay in xiliyada habeenkii ay dadka tuulooyin la isku horfadhiyo degan ay u qaxaan baadiyaha fog fog, maaliintii ay ganacsigooda dib ugu soo laabtaan, isagoo intaasi ku daray in koox kasta oo kamid ah dhinacyada dagaalamaya markii ay la wareegto gacan ku haynta deegaan ay dadka rayidka ah ku eedeeyaan inay la shaqaynayeen midba midka kale.

 

Gobolka Gedo gaar ahaan tuulooyinka iyo deegaankada Buusaar, Tarako, Caasho Cad, Daarisalaam ayaa waxaa sameeyay colaadaha, iyadoo boqolaal qofna ay dani ku qasabtay inay guryahooda ka barakacaan.

 

Radio Ergo

Previous Post

BEERALLEYDA GOBOLKA BARI OO KA FAA`IDEYSTAY KANNAAL-BIYOOD LOO QODAY

Next Post

Hay’addo samafal oo ka walaacsan barakac ka dhalan kara dagaal lagu qaado wadada Afgooye

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Hay’addo samafal oo ka walaacsan barakac ka dhalan kara dagaal lagu qaado wadada Afgooye

Hay'addo samafal oo ka walaacsan barakac ka dhalan kara dagaal lagu qaado wadada Afgooye

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 16-SEP-2026

IDAACADDA 16-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 16-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-SEP-2026
September 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-SEP-2026
September 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-SEP-2026
September 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-SEP-2026
September 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo