Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolosha qaxootiga soomaalida ah ee ku jira xerada marataani ee dalka mozambique

Radio Ergo by Radio Ergo
May 2, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Nolosha qaxootiga soomaalida ah ee ku jira xerada marataani ee dalka mozambique
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa muddooyinkii ugu dambeeyay isa soo tarayay  dhibaatooyinka kala duwan ee haysta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan waddanka Mozambique , kuwaasoo ku jira xerada qaxootiga  ee lagu magacaabo Marataani.

Xeradaan ayaa waxaa ku jira qaxooti u kala dhashay waddamada Soomaaliya, Burundi, Rwanda, Uganda, Ethiopia, Eretrea iyo Congo, kuwaasoo xerada ka dhistay aqallo isugu jira cooshado, teendhooyin, iyo Laban dusha laga saaray caws ama duur.

Asad  Maxamad Cali oo isagu horey u ahaan jiray afhayeenka qaxootiga Soomaalida ee  ku sugan waddankaasi, haddana ah guddoomiyaha qaxootiyada laga tira badan yahay ee ka soo kala jeeda waddamada Soomaaliya, Eritrea  Ethiopia,  iyo  Uganda  ayaa Ergo u sheegay in xerada Marataani la aas`aasay  sanadkii 2000 bishii Maarso, markaasoo ay si xooggan u degeen xeradaasi qaxooti ka soo kala jeeda dalalka  Congo Burundi iyo Ruwanda.

“Soomaalidu waxay halkaan ku soo gaaran silic iyo saxariir, waxay soo racaan kolkii ay u soo socdaan Mozambique doonyo xun xun oo loogu tala galay in la saaro illaa 50 ruux oo kaliya, balse iyaga waxaa lagu soo saaraa in ka badan 100 ruux taasoo keenta in badda ay ku daataan.” sidaana waxaa Ergo u sheegay Asad Maxamad.

Asad ayaa intaasi ku daray in qaxootiga ay u suura gasho inay ka soo bad baadaan badda ay dhexda kula soo kulmaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin kufsi, jirdil, baarasho, iyo dhiigga oo laga cabo, waxaa sidoo kale uu sheegay Asad in  Soomaali badan ay ku xiran yihiin waddanka Tanzania, kuwaasoo doonayay inay soo gaaraan halkaan.

Halkaan intaan ognahay waxaa ku geeriyootay illaa 28ruux oo Soomaali ah,saddex dhallinyaro waa ay ku waasheen, laba iyo tobanna wa la la,yahay meel ay jiraan sidaana waxaa Ergo u sheegay Asad oo intaasi raaciyay in cudurada ugu badan ee ay dadkaasi u dhinteen ay ka mid yihiin cagaarshow, typhoid, duumo iwm.

Xerada Marataani waxay dhanka waqooyi illaa 25km kaga beegan tahay magaalada Nambula, iyadoo xeradu ay ka kooban tahay illaa 4 xaafadood oo waaweyn .

Faarax Dubbad/AA/FM

Previous Post

Barakacayaal cusub oo ku dhibaataysan xuduuda kenya iyo soomaaliya

Next Post

Weriye u shaqeynayay raadiye daljir oo lagu dilay gaalkacyo

Related Posts

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Next Post
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib

Weriye u shaqeynayay raadiye daljir oo lagu dilay gaalkacyo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JUN-2026

IDAACADDA 20-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUN-2026
June 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUN-2026
June 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUN-2026
June 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo