Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Weriye u shaqeynayay raadiye daljir oo lagu dilay gaalkacyo

Radio Ergo by Radio Ergo
May 3, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Qeybta Saddexaad Ee Barnaamijkii Tiiraanyo Tahriib
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKoox hubeysan ayaa xalay gudaha xaafadda Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ku dilay weriye Farxaan Jeemis Cabdulle, oo la shaqeynayay raadiyaha Daljir.

Weriye Farxaan ayaa isagoo dhaawac ah loola cararay cisbitaalka Gaalkacyo, halkaasoo uu ku geeriyooday.  Marxuumka ayaa ka yimid goobtiisa shaqo wuxuuna u socday gurigiisa, markii nimanka hubeysan ay afar xabbadood ku dhufteen,  sida uu sheegay Cabdifataax Cumar Geeddi, oo ah agaasimaha Raadiyo Daljir magaalada  Gaalkacyo.

Iyadoo maanta 3-da bisha May ay ku beegantahay maalinta xorriyadda saxaafadda caalamka, ayaa waxaa weIi dalka Soomaaliya ka sii socda dilalka lagula kacayo saxafiyiinta ku nool gudaha dalka.

Farxaan ayaa noqday weriyihii labaad ee  Gaalkacyo lagu dilay isla sanadkan gudihihiisa, 4-tii bishii March 2012,  ayay haayd markii koox hubeysan ay toogasho ku dileen Cali Axmed Cabdi, oo la shaqeynayay  Raadiyo Galkayo . 5-tii April, Mahad Salaad Aadan, oo Raadiyo Shabelle wakiil uga ahaa magaalada Baladweyne , ayaa isagana rag hubeysan ay ku dileen meel u dhow xadka u dhaxeeya magaalada baladweyne iyo  dalka Ethiopia.

Tom Rhodes oo ah xiriiriyaha bariga Afrika ee ururka u dooda xuquuqda suxufiyiinta ayaa wareysi uu siiyay Raadiyo Ergo, wuxuu sheegay inay  musiibo tahay in suxufi kale oo Soomaoli ah la dilo xilli maanta caalamka looga dabaaldegayo  maalinta caalamiga ah ee saxaafadda xorta ah, waliba  isagoo shaqadiisa gudanaya.

“Soomaaliya uma ahan maalin dabaaldeg, ma  ahan , waxaanu mar walba sii maqlaynaa kiisas noocaan ah” ayuu yiri Tom.

Ugu dambeyntii Tom Rhodes ayaa sheegay inay ka walaacsanyihiin suxufiyiin badan ay dalka ka soo qaxa , si la mid ah sidii horey looga arkay suxufiyiin lagu qasbay inay ka soo qaxaan  Muqdisho, laakiinse wuxuu tilmaamay inuu ku hanweynyahay  inkastoo ay jiraan cabsigelin lagu hayo suxufiyiinta ay jiraan qaar badan oo  ay  ka go`antahay inay joogaan oo ay shaqadooda sii wataan.

FM/MG

Previous Post

Nolosha qaxootiga soomaalida ah ee ku jira xerada marataani ee dalka mozambique

Next Post

HUMAN RIGHTS WATCH oo eedeysay booliiska kenya

Related Posts

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Next Post
HUMAN RIGHTS WATCH oo eedeysay booliiska kenya

HUMAN RIGHTS WATCH oo eedeysay booliiska kenya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JUN-2026

IDAACADDA 20-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-JUN-2026
June 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JUN-2026
June 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JUN-2026
June 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo