Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Odayaasha deegaanka Hoosungow oo ka hadlay khasaarihii dagaalka iyo duqaymaha

Radio Ergo by Radio Ergo
March 29, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Odayaasha deegaanka Hoosungow oo ka hadlay khasaarihii dagaalka iyo duqaymaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

29 March, 2012  NAIROBI

blankOdayaasha iyo wax garadka ku nool degaanka Hoosungoow ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegay dadka degaanka ay soo waajahday cabsi aad u daran kaddib markii magaaladu ay noqotay goob ay ku hardamaan dhinacya hubeysan,oo ka kala tirsan xukuumadda Kenya iyo xarakada Shabaab.

“Habeenkii dadka degaanku waxay ku baryaan duurka taasoo ay ugu wacantahay iska hor imaadyada ka dhacaya degaanka oo noqday kuwa joogta ah” sidaana waxaa idaacadda Ergo u sheegay Nabaddoon Maxamuud C/llaahi Xusseyn oo kamid ah wax garadka tuulada Hoosungoow ,nabaddoonka ayaa sidoo kale sheegay in degaanka muddooyinkii la soo dhaafay ay ka dhaceen duqeymo xoog leh kuwaasoo halkaasi ay ak geysteen diyaaradaha dagaalaka dawladda Kenya”.

tirada dadka rayidka ahaa ee ku dhintay duqeyn ay diyaaradaha ciidamada cirka Kenya ka geysteen degaankaasi ayaa gaareysa illaa 12 ruux oo dhimasho ah iyo dhaawaca 27 kale.

Nabaddoon Maxamuud C/llaahi Xusseyn (Macallinjoon) ayaa sheegay in diyaaraduhu ay duqeyn ku dileen shan ruux oo isku qoys ah, hooyadi reerka oo uur lahayd ninkii qabay iyo laba caruura oo ay dhaleen, waxaana qoyskaasi ka bad baaday sida uu sheegay nabaddoonku gabar kaliya,sidoo kale nabaddoonka ayaa xusay in qoys kale oo ka mid ah qoysaskii ku noolaa Hoosungoow ay ku baa,ba,een duqeyntaasi ay geysteen diyaaradaha dagaalka ciidamada Kenya, kadib markii hooyada qoyskaasi oo xaamila ahayd iyo ilma yar oo ay dhabta ku haysay ay ku dhinteen duqeynta ,iyadoona sidoo kale laba kale oo kamid ahi qoyka ay ku dhinteen duqeyntaasi,dadka ku dhaawacmay duqeymahaasi ayaa loola cararary goobaha caafimaadka eek u kala yaala magaalooyinka kismaayo iyo Dhoobleey oo labaduba ka mid ah magalooyinka gobolka Jubbada hoose.

“Waxa dhintay iyo waxa dhaawaca ahiba waan shacabkeena waana u sheegnay dawladda Kenya iyo tan Soomaaliaya labadaba, qasaaraha gaaray shacabkena waa uu badan yahay aad ayaanan uga xunnahay in malin waliba nalagu dul dagaallamo isla mar ahaantaana diyaarado lagu duqeeyo dadkeena iyo dalkeena”sidaana waxaa yiri Nabaddoon Maxamuud C/llaahi Xusseyn Macallin Joon oo kamid ah Nabaddoonada degaanka Hoosungoow eegobolka Jubbada hoose isagoona intaasi ku daray in xaaladda dadka degaankau ay tahay mid cabsi iyo argagax ay hareysay, waxana uu ugu dambayntii uu baaq u diray dhinacyada ku dagaalamaya Hoosungoow isagoona ka codsaday in ay xaq dhawraan xuquuqda dadka rayidka ah ee aan iyagu ku lugta lahayn dagaalada.

MG/AA

Previous Post

Nolosha barakacayaasha Muqdisho oo sare loo qaadayo

Next Post

NOLOL XUMO KU TIMID KALLUUMEEYSATADA WEBI SHABEELLE EE GOBOLKA HIIRAAN

Related Posts

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
Next Post
NOLOL XUMO KU TIMID KALLUUMEEYSATADA WEBI SHABEELLE EE GOBOLKA HIIRAAN

NOLOL XUMO KU TIMID KALLUUMEEYSATADA WEBI SHABEELLE EE GOBOLKA HIIRAAN

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-JUN-2026

IDAACADDA 14-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-JUN-2026
June 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-JUN-2026
June 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-JUN-2026
June 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-JUN-2026
June 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-JUN-2026
June 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo