Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

NOLOL XUMO KU TIMID KALLUUMEEYSATADA WEBI SHABEELLE EE GOBOLKA HIIRAAN

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
March 30, 2012
in Masiibooyinka
0
NOLOL XUMO KU TIMID KALLUUMEEYSATADA WEBI SHABEELLE EE GOBOLKA HIIRAAN
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankKaluumeysatada yar yare e ka jilaabta wabiga Shabelle ayaa ka cabanaya muddooyinkaan dambe  xaalado dhanka nolosha la xiriira oo soo foodsaaray kuwaasoo ka dhashay kaddib markii ay yaraadeen biyaha wabiga Shabeele oo ku xirnaa jilaabashadooda iyo agabkii ay u isticmaali jireen jilaabashada oo ka duugoobay.

“Mashaakilka aan sheeganeyno waa kalluun la’aan, webigoo jilaal ah oo biyahiisu yaraadeen,  sida caadiga ah 27ka bisha Maarso  webigu biyuu keeni jirey, hadda biyo maleh, Maalinkii  10kg ama 15kg oo Mallaay ah ayaan ka soo jillaaban jirnay , markaan u yarnahayna illaa  5kg oo kalluun ah  ayaan ka soo heli jirnay wabiga, hadda waxaasi ma jiraan,Waxaan ahay aabbo koriya caruur iyo xaas,Maanta markeey u badato 1kg ama 500gm oo kalluun ah  ayaan helnaa, Qoyskiina kuma filno,ma jiraan cid na saacideysa ALLE mooyee”sidaana waxaa idaacadda Ergo u sheegay C/naasir Sheekh Mahdi oo ka mid ah   kalluumeysatada saboolka ah ee ku tiirsan jilaabshada wabiga Shabelle ee gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya.

C/naasir ayaa  intaasi ku daray in qalabkii ama agabkii ay u adegsan jireen kalluumeysiga uu noqday  hawl gab “ma haysano shabaag, boombooyin maleh, xarko Maleh ,huukis maleh, maxaan kusoo bixinaynaa  Mallayga , ma gacmaheena, dadkoo idil waa saaxibu ciyaal, murugaa na hayso”
C/naasir ayaa dhinaca kale  sheegay in dhibaatadan iyo duruufahan qallafsan ee haysta Kalluumeysatada saboolka inay ka jirto dhamaan deegaanada gobolka Hiiraan min Jeereey laga soo bilaabo webiga shabeelle labadiisa dacal ilaa Booco, Beleddel-salaam ilaa iyo Baacyar ayna nolol xumo u baaba’ayaan kallumeysatu.

“ Madax Qooleey waxaa kulmiya Masago, Mallaygi haddii la waayey dadkii waa kala tageen, qaar waxay iska aadeen Xamar, si ay xeebaha Muqdisho uga jillaabtaan,  qaarna waxay iska aadeen Boosaaso inay ka kalluumeeystaan, qaar waxay aadeen Hobyo” ugu dambeyntii C/naasir oo ka mid ah kalluumeysatada ka jillaabata wabiga Shabelle ee gobolka Hiiraan ayaa codsi u iray ganacsatada iyo hay,adaha isagoo ka codsaday in laga saacido dhanka qalabka kalluumeysiga.

Si kastaba ha ahaatee gobolka Hiiran ayaa waxaa uu ka mid  yahay mid kamid ah gobollada Soomaaliya ugu qanisan isagoona gobolku uu leeyahay wax soo saarka beeraha,kalluumeysi, iyo xoolaha nool,gobolka waxaa mara wabiga Shabelle oo kamid h wabiyada mara dalkeena Soomaaliya kaasoo bulshadu ay uga faa,iideystaan dhinacyada wax soosaarka dalagga beeraha iyo kalluumeysi.

AS/AA

Previous Post

Odayaasha deegaanka Hoosungow oo ka hadlay khasaarihii dagaalka iyo duqaymaha

Next Post

ABAARAHA KA JIRA GOBOLKA BARI OO KA SII DARAYA IYO CARRUUR U DHIMATAY NAFAQO DARO

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
ABAARAHA KA JIRA GOBOLKA BARI OO KA SII DARAYA IYO CARRUUR U DHIMATAY NAFAQO DARO

ABAARAHA KA JIRA GOBOLKA BARI OO KA SII DARAYA IYO CARRUUR U DHIMATAY NAFAQO DARO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 17-APR-2026

IDAACADDA 17-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 17-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-APR-2026
April 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-APR-2026
April 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-APR-2026
April 13, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo