Magaalada Muqdisho waxay muddo dheer ahayd caasimadda ugu khatarta badan marka loo eego kuwa caalamka, collaado iyo daggaanaansho la`aan baahsan...
Allaha u naxariistee waxaa xalay magaaladan Nairobi ku geeriyooday fanaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee...
Waxaa dhowaan soo gabagabeysmay hawl dhismo ah oo dib loogu dayactirayey gegida dayuuradaha Beledweyne, kadib markii daadadka roobabkii ka da`ay...
Midawga reer Yurub oo ah mid kamid ah deeq-bixiya ugu weyn ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay tillaabooyin loo qaaday sidii...
Soomaaliya ayaa waxaa indhawaalaba ka soconayay qorshaha uu dalku uga gudbayo nidaamka kumeel gaarnimada oo lagu maamulayay Soomaaliya muddadii 10kii sano...
Inta badan haweenka gobollada Soomaaliya ayaa cabasho xooggan ka muujiyey marin habaabin lagu sameeyey hannaankii xulidda wakiillada cusub ee Soomaaliya,...
Wixii ka dambeeyay ansixintii qabyo-qoraalkii dastuurka dalka, ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, magaalooyin hoos yimaada dalka waxaa aad looga...
Shir ay ka qeybgaleen dalal badan oo soomaaliya ay kamid tahay iyo qaramada midoobay labadii maalmood ee ugu danbeeyayna ka...
QM ayaa si aad ah usoo dhoweysay dastuurka Soomaaliya ee shalay la ansixiyay, iyadoo ku tilmaantay inay tahay tallaabo hore...
Koonfur Afrika ayaa billowday baaritaanno ku aaddan dadkii ka dambeeyay boobkii iyo barakicintii dhowaan loogu geystay ganacsato Soomaaliyeed deegaanka folovoburg...
IDAACADDA 25-NOV 2026 by Radio Ergo



© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo
© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo