Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

HAWEEN KA DOODAY QOONDADII AY KU LAHAAYEEN BAARLAMAANKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
August 16, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
HAWEEN KA DOODAY QOONDADII AY KU LAHAAYEEN BAARLAMAANKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankInta badan haweenka gobollada Soomaaliya ayaa cabasho xooggan ka muujiyey marin habaabin lagu sameeyey hannaankii xulidda wakiillada cusub ee Soomaaliya, kaddib markii sida ay sheegeen la baal maray qoondadii haween ahaan ay ku yeelan lahaayeen baarlamaanka cusub ee haatan xulistiisii geba gebo marayso.

Shir baaxad leh, oo ay ka qaybgalayeen haweenka deegaannada Puntland, Galmudug, Ximan iyo Xeeb iyo kuwa gobolka Hiiraan, kuna saabsan sida ay uga xun yihiin baal-marinta lagu sameeyay qoodadoodii ayay ku yeesheen magaalada Garowe.

Horay shirar uga dhacay magaalada Garowe oo ay yeesheen haween-waynaha ku hadla Afka-Soomaaliya waxaa lagu dhisay guddi ka kooban 13-xubnood kuwaasoo loo gartay inay dabagal iyo qiimayn ku sameeyaan qoodadii haweenka ee 100/30.  Balse shirkii Garowe haweenku ay ku yeesheen ayay guddigii haweenka ka koobnaa waxay kusoo bandhigeen natiijo la’aanta ka dhalatay balanqaadkii loo sameeyay haweenka Soomaaliyeed ee ku aaddanaa in 100/30 ay baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ku yeeshaan.

Haddaba dood dheer iyo falanqayn-kaddib shirkii haweenka waxaa kasoo baxay war-murtiyeed ka kooban lix qodob, waxaana warfidiyeennada u akhrisay Drs, Shamso Xuseen Siciid oo ka mid ah haweenka tacliinta leh ee Soomaaliyeed, laguna casumay shirka.

Qodobadaas oo kala ahaa
In saxiixayaashii hir geliyaan go’aamadii ay sixiixeen ii dhigayey xubnaha haweenka
in maamuladda iyo gobolada dib loogu celiyo fulinteed
In aan wakhti lagu xirin xulista haweenka loona sugo ilaa laga helayo qoonadii haweenka
In bulshada calamka iyo saxiixayaashii ogaadaan in qoondaddii haweenka la baal maray
In haweenka Soomaaliyed gudo iyo dibad ay muujiyaan shucuurtooda ay ku doonanyaan xuquuqdooda

Intii ay socotay doodda haweenku ay ka yeelanayeen qoonadadii horay loogu sameeyay, ayay qaar ka mid ah haweenkii shirka joogay waxay soo bandhigeen talooyin kale duwan, hayeeshee taladii ugu cajiibsanayd ayaa ahayd si looga baxo dhibaatooyinka haweenka kusoo noq noqday ee qaybsiga awoodaha in la sameeyo guddiyo haween dhaqameed beelaha ah, kuwaasoo dhinac fariista odayaal dhaqameedka Soomaaliyeed una dooda xaqa iyo xaquuqaha aasaasiga ah ee haweenka.
Kooshin/Garowe

Previous Post

QOYSAS KU JIRA XERYAHA BAYDHABO OO KA CABANAYA DHIBAATOOYIN IYO XANUUNO

Next Post

KA GANACSIGA HILLIBKA WARAABAHA EE KISMAAYO

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
KA GANACSIGA HILLIBKA WARAABAHA EE KISMAAYO

KA GANACSIGA HILLIBKA WARAABAHA EE KISMAAYO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-APR-2026

IDAACADDA 20-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-APR-2026
April 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo