Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

GEGIDA DAYUURADAHA BELEDWEYNE OO DIB LOO DAYACTIRAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
August 24, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
GEGIDA DAYUURADAHA BELEDWEYNE OO DIB LOO DAYACTIRAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaxaa dhowaan soo gabagabeysmay hawl dhismo ah oo dib loogu dayactirayey gegida dayuuradaha Beledweyne,  kadib markii daadadka roobabkii ka da`ay gobolka xillayadii ugu dambeeyey ka jeexeen biyo mareenno dhabbihii dayuuraduhu soo cago dhiganayeen, ayna burburiyeen biyo marinno uu lahaa.

Hawshan dib u dayactirka ah oo uu fulinayey NGO-ga maxalliga ah ee lagu magacaabo SAMRADO ayaa waxaa dhinaca maalgelinta ka taageeray barnaamijka cuntada Qaramadda midoobay ee WFP.

“Hawshani waxay noogu soo dhammaatay si aad u wacan waxayna nagu qaadatay muddo bil ah, iyadoo hawshu fullinayey NGO-ga SAMRADO dhinaca taakuleeynta lacagtana ay bixineeysey WFP, waxaan ka qabannay shaqo aad u badan, waxaana ka mid ah biyo xirreenka kore ee loo yaqaan external embankment oo meelihii go`go`naa oo biyuhu ka jeexjeexeen laga dayctiray iyo Internal embankment oo ah midka gudaha oo isna aad loo dayactiray, dhabbaha diyaaraduhu ku cararaan oo isna aad u dhibaateeysnaa oo biyuhu naafeeyeen gaadiid culusna uu u isticmaalay dariiq ahaan kana dhigeen godad waaweyn oo diyaaraduhu isticmaali karin, sidoo kale waddada weyn ee gegida laga soo galo oo ka go`neyd buunddadii ayaa la dayactiray,”
sidaa waxaa Raadiyo ERGO u sheegay Maxamed Axmed Saney oo ka mid ah NGO-ga SAMRADO.

Mr Saney ayaa sheegay in shaqadani ay qabteen dad muruqmaal ah oo gaaraya 1048, kuwaas oo ku shaqeeynaya “Shaqo cunto ku beddalasho” ayna jirtay shaqaale xirfadlayaal ah iyo gaadiid culus oo loo adeegsaday qarash badan oo lacag ahaan loo bixinayey Gegidan dib u dayactirka lagu sameeyey ayaa muddooyinkan dambe ahayd mid si weyn ay uga muuqatay waxyeello ka soo gaartay daadadka roobabkii ka da`ay gobolka xilliyadii ugu dambeeyey, iyo gegidaan oo aan dayac tir helin muddo dheer. Waxaana dib u dayctirkeedu sahlayaa in garoonka diyaaradaha gobolka Hiiraan uu dib u howl galo.

Gegidan ayaa marka wax laga tilmaamo xilligan wax tarka ay u leedahay aadanaha ku dhaqan deegaankani waxay tahay marin loo soo mariyo gargaarka degdegga ah, sida daawooyinka iyo nafaqeeynta kuwa nugul  dad lagu qiyaaso illaa 85.000 oo ruux oo ku nool gudaha iyo daafaha magaalada Beledweyne, kuwaasoo ay ka mid yihiin kumannaan barakacayaal ah oo ay aafeeyeen iska horimaadyada hubeeysan iyo musiibooyinka dabiiciga ah.

Abdullahi Salad

Previous Post

HAWEENKA IYO DOORKA BEERASHADA

Next Post

DIBU DHACA HAYSTA BEERALAYDA YAR YAR EE AFGOOYE

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
DIBU DHACA HAYSTA BEERALAYDA YAR YAR EE AFGOOYE

DIBU DHACA HAYSTA BEERALAYDA YAR YAR EE AFGOOYE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo