Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

FANAANKA MAXAMUUD GOOX QARBOOSH OO GEERIYOODAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
August 27, 2012
in Arrimaha Bulshada
0
FANAANKA MAXAMUUD GOOX QARBOOSH OO GEERIYOODAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankAllaha u naxariistee waxaa xalay magaaladan Nairobi ku geeriyooday fanaan Maxamuud Goox Qarboosh oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaano gudaha dalka iyo dibadaba.

Marxuumka Maxamuud Goox Qarboosh ayaa sida ay noo sheegtay xaaskii uu ka geeriyooday Muslimo Qaasim Hilowle waxa uu in muddo ah la xanuunsayay xanuun ka hayay sambabada.

Muslimo Qaasim ayaa sheegtay in kaddib muddo markii uu hayay xanuunkaas sambabada la xiriira uu bilaabay in uu naqaska ku xirmo, tannoo markii dambe keentay in uu geeriyoodo.

Fanaanka ayaa ku geeriyooday istibitaalka Wood Street ee xaafada Islii , halkaasoo lagu wado in saacadaha soo socda laga  qaado meydkiisa.

Sida ay muslimo Qaasim inoo xaqiijisay fanaanka ayaa waxaa uu ka tagay  shan carruur ah, labo oo kala ahaa labo gabdhood iyo saddex wiil.

Alla ha u Naxariistee Maxamuud Goox Qarboosh waxa uu ka mid ahaa fanaaniintii ugu caansan dalka, isagoo waliba alifay islamar ahaantaasna codeeyay heesta furitaanka u ah idaacada Ergo, waxaana sidoo kale uu ka mid ahaa jilayaasha iyo mu’alifiinta riwaayadaha bulshada iyo nolosha Soomaalida oo ay baahiso idaacada Ergo. Bahda idaacada Ergo ayaa waxa ay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii, asxaabtii iyo umada Soomaaliyeed ee uu ka baxay fanaanka. Alaha u naxariisto Inaa lilaahi Wa inaa Ilaahi Raajicuun.

Maxamed Gaarane

Previous Post

DIBU DHACA HAYSTA BEERALAYDA YAR YAR EE AFGOOYE

Next Post

NIYADSAMIDA MUQDISHO IYO CAWEYSKA HABEENKII

Related Posts

blank
Arrimaha Bulshada

Dhallinyaro dib ula midoobay qoysaskooda markii laga bixiyay daymo ay u xirnaayeen

January 6, 2026
Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab
Arrimaha Bulshada

Nolol xumo ka dhalatay isticmaalka maandooriye oo ku batay Dhadhaab

June 12, 2025
Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay
Arrimaha Bulshada

Galgaduud: Geel dhaqashada casriga ah oo fursad dhaqaale u abuurtay rag ku baraarugay

May 15, 2025
Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo
Arrimaha Bulshada

Sanaag: Danyar la baray Xirfado u horseeday in ka soo kabtaan xaalad nolol xumo

April 2, 2025
Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar
Arrimaha Bulshada

Baydhabo: Shaqo nadaafad oo fursad soo kabasho u noqotay qoysas danyar

April 1, 2025
Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo
Arrimaha Bulshada

Galmudug: Macalimiin ka saaray qoysaskooda nolol xumo markii ay heleen fursad shaqo

March 20, 2025
Next Post
NIYADSAMIDA MUQDISHO IYO CAWEYSKA HABEENKII

NIYADSAMIDA MUQDISHO IYO CAWEYSKA HABEENKII

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-APR-2026

IDAACADDA 21-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-APR-2026
April 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo